Dukumentiyada ay sii daysay Waaxda Caddaaladda Maraykanka ayaa muujinaya in shabakaddii ganacsi iyo xidhiidh ee maalqabeenkii geeriyooday ee Jeffrey Epstein ay si gaar ah u falanqeeyeen fursado dhaqaale iyo arrimo siyaasadeed oo la xidhiidha Somaliland, gaar ahaan muhiimadda istaraatiijiyadeed...
Warbixino soo baxayay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Turkigu uu Soomaaliya ku wareejisay diyaarado dagaal oo nooca F-16 ah, tallaabadaas oo si weyn oo muujinaysa sii xoojinta iskaashiga difaaca ee u dhexeeya labada dal.
Ilo kala duwan ayaa...
Puntland ayaa saaka fulisay xukun qisaas ah oo lagu riday haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud, taas oo lagu helay dilka gabadh 14 jir ahayd oo la oran jiray Saabiiriin Saylaan Cabdille.
Hodan ayaa lagu toogtay magaalada Gaalkacyo, kaddib markii qoyska...
Cabdiraxman Cirro, Madaxweynaha Maamulka Somaliland, ayaa maanta u safray dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono hogaamiyaan ka socda Imaraadka Carabta sida ay sheegeen saraakiil la socotay safarkiisa.
Socdaalkan ayaa imanaya labo todobaad kadib markii gudaha Soomaaliya...
Xarunta uu si kumeel-gaar ah ugu shiro Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa maanta la geeyay ciidamo dheeraad ah kana tirsan Booliiska si loo xakameeyo Xildhibaannada diidan hab maamulka Guddoonkooda uu ku meelmarinayo ajandaha miiska yaalla.
Inkasta oo Warbaahinta maanta laga joojiyay...
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa muujiyay niyad-jab ku saabsan dib-u-dhacyada ku yimid diyaar-garowga wadahadal siyaasadeed oo muddo dheer la sugayay oo lagu qaban lahaa Muqdisho.
Di Mauro ayaa ku qortay barta X in ay ahayd...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qoraal uu soosaaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo 28kii Janaayo 2026 rabshad ka dhex sameeyay kulankooda oo ugu danbayn lagu kala tagay.
Qoraalka ayaa lagu sheegay magacyada xubnaha...
Jubbaland ayaa sheegtay in ay si adag uga xun tahay go’aanka lagu hakiyay safarka wafdi horudhac u ah Madaxweynaha Jubaland iyo ilaaladiisa gaarka ah, kaddib markii Dowladda Federaalka ah ay ka celisay diyaaraddii sidday wafdigan Garoonka Muqdisho.
Jubbaland ayaa sheegtay...
Komishanka Doorashooyinka Somaliland (KDQ) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in aanay suuragal ahayn in doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka lagu qabto waqtigii loo asteeyay ee 31-ka May 2026, kaddib qiimeyn ballaadhan oo lagu sameeyay xaaladda guud ee doorashooyinka.
War-saxaafadeed...
Puntland ayaa ku eedeysay madaxda Dowladda Federaalka in ay khatar galiyeen nolosha Saraakiil iyo Ciidan ka tirsan kuwa illaalada Madaxweynaha Puntland, kuwaas oo safar u ahaa Magaalada Mogadishu iyaga oo hordhac u ah Shirka lagu ballansanaa in uu ka...









