Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Dheere, ayaa si rasmi ah u akhriyay go’aan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), kaasi oo lagu mamnuucayo lo’da lagu sii daayo waddooyinka caasimadda.
Go’aankan ayaa yimid kaddib...
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa xiisad horleh oo markale kasoo cusboonaatay gudaha degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo dhawaan ay ku dagaalameen dowladda iyo mucaaradka.
Xiisaddan cusub ayaa salka ku hayso burburin ay ciidamada Booliska haatan ka bilaabeen...
Gobolka Sanaag Waxaa ka dhacay shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu sida ay goob joogeyaal xaqiijiyeen warbaahinta.
Gaariga oo ahaa nuuca Baska ayaa waxaa la socday Ciyaartoy ka yimid magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyagoo ku sii...
Booliska gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa hortagay weerar la sheegay inay soo qaadeen dagaalyahanno looga shakisan yahay Al-Shabaab, kadib markii koox hubeysan ay beegsadeen xero amni oo ku taalla deegaanka Lafey ee ismaamulka Mandera.
Sida lagu sheegay warbixin ka...
Jubbaland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay si sharci-darro ah ula wareegtay ama u leexsatay shixnad qalab kalluumeysi ah oo sida la sheegay loogu talagalay in lagu qaybiyo dowlad-goboleedyada dalka.
Wasiirka Kalluumeysiga ee Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabtay...
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa maanta inuu gaaro magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la yeesho Bulshada Deegaannada Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo sida...
Magaalada Muqdisho ayaa caawa geli doonta saacado koronto iyo internet la’aan ah, xilli ay taagan tahay xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa hoggaanka dowladda iyo mucaaradka.
Sida ay shaaciyeen shirkadaha korontada ee BECO iyo isgaarsiinta Hormuud, waxaa caawa la sameyn doonaa...
Hay’adaha xuquuqda aadanaha iyo ururrada haweenka ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay si sharci darro ah u xirtay gabadha u ololeysa arrimaha bulshada ee Sacdiya Moalim Cali, iyagoo dalbaday in si shuruud la’aan ah loo sii daayo.
Bayaan wadajir ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa goordhow ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo, waxaana si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Aadan Madoobe ayaa tartanka doorashada...
Xilli muddooyinkii ugu dambeeyay dowladda muddo xileedka uu dhammaaday ay waday hawlgallo hub uruurin ah sida ay sheegtay xaafado badan oo kamid ah magaaladda Muqdisho ay ka sameysay hawlgallo xooggan oo baraha bulshada ay kusoo bandhigaysay iyadoo saxaafadda isugu...









