Xeebta Liido oo ah goobta ugu ballaaran Dalka ee Kulmisa Dalxiisayaasha Gudaha iyo Dibadda ayaa xiran maalintii afaraad kaddib markii Arbacadii uu halkaas degay Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, waxaana ka dhacay dagaallo culus iyada oo ugu...
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku geeriyootay saxaha Niger kaddib markii uu ka halaabay Gaarigii ay la socdeen Tahriibayaashaan oo doonayay in ay gaaraan mid kamid ah Dalalka laga tahriibo si ay doomo uga raacaan una gaaraan qaaradda Yurub...
Dowladda Turkiga ayaa billowday dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka iyo Xubnaha Mucaaradka iyada oo saraakiil ka socota Ankara ay la kulmeen labada dhinac si ay isugu soo dhaweeyaan dibna ugu billaabaan wadahadalladii horay ugu socday.
Taliye ku xigeenka Sirdoonka Jamhuuriyadda Turkiga iyo...
Hal qof ayaa ku geeriyootay, halka qof kalena uu ku dhaawacmay mudaharaad maanta ka dhacay degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ee Somaliland, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo goobjoogayaal.
Mudaharaadkan ayaa ka dhashay xadhigga Suldaan Qabille oo dhawaan lagu xidhay...
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag u cambaareysay weerarradii iyo falalkii amni ee lagu beegsaday madax hore oo ka tirsaneyd dowladda federaalka, iyadoo ku tilmaantay dhacdooyin halis ku ah xasilloonida siyaasadeed iyo geeddi-socodka dimuqraadiyadda dalka.
War-saxaafadeed ay soo saartay Madaxtooyada...
Dowladaha Mareykanka iyo UK oo kamid ah Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka saacadihii la soo dhaafay dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo Mucaaradka.
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu baaqay in la joojiyo rabshadaha, isla...
Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa maanta si buuxda u xiran, iyadoo xaaladda amni ee ka taagan caasimadda ay sababtay in la hakiyo duulimaadyadii qorsheysnaa iyo dhaq-dhaqaaqii garoonka.
Boqolaal rakaab ah oo maanta tikidhada diyaaradaha u goostay...
Dagaallo culus oo xalay illaa saaka waaberiga ka dhacay degmooyinka Cabdicasiis iyo Howlwadaag ayaa sababay khasaarooyin kala duwan, iyadoo la soo sheegayo in labo gaari oo nooca beebayaasha ah oo ay lahaayeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu gubay dagaalladii...
Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hub kala duwan ayaa goor dhow ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo rasaas xooggan iyo qaraxyo laga maqlayo degmooyinka ku dhow xarumaha muhiimka ah ee dowladda, gaar ahaan degmada Howlwadaag...
Afhayeenka Hawlgalka Calmiskaad, Gen. Maxamuud Jaamac Faadhigo, ayaa sheegay in ciidamada amniga Puntland ay gacanta ku dhigeen dagaalame ajaanib ah oo ka tirsan kooxda Daacish, kaas oo lagu qabtay deegaanka Af-cas ee buuraha Calmiskaad.
Gen. Faadhigo ayaa sheegay in ninka...









