Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay muddadii ay hayay hoggaaminta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee bisha Janaayo, kaddib markii ay si wareeg ah u noqotay Madaxweynaha Golaha.
Intii lagu jiray muddadaas, Soomaaliya ayaa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib u celisay diyaarado waday Ciidamada hubaysan oo kasoo duullay Garoowe & Kismaayo isla markaana hordhac u ahaa Siciid Deni iyo Axmed Madoobe.
Daqiiqado kahor inta aan la celin ciidankaan waxaa Baraha...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saakay u safraya magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kaga qeyb galayo gogol wada-hadal ah oo ay dhigtay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gogoshan ayaa lagu doonayaa in xal looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ka taagan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah ‘Al-Shabaab’ ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Dhexe sida looga hortago is uruursiga ay halkaas kawadaan.
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dawlada Jubaland waxay maanta u fariisatay kiis dacawadeed ciiqaab ah oo uu eedaysane ka yahay Ramadaan Maxamed Xirsi 28 jir ah, ku dhashay Dhoobley, dagana Afmadoow, kaas o ku eedaysan gaysashada...
Maraykanka ayaa bilaabay mashruuc ballaarin ah oo lagu sameynayo garoon diyaaradeed oo ku yaalla saldhig ciidan oo ku yaalla Kenya, meel u dhow xadka Soomaaliya, kaas oo ku kacaya $70 milyan. Mashruucan ayaa ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo hawlgallada...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa magaalada Jigjiga ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo Itoobiya u yimid ka qeybgalka munaasabadda furitaanka mashaariic horumarineed.
Labada madaxweyne ayaa si diirran oo...
Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in Diyaarad nooca baara nukliyeerka meelaha la dhigi karo oo Dowladda Maraykanka ay leedahay ay ka degtay Garoon Diyaaradeed oo ku dhex yaalla Saldhig Ciidanka Ameerikaanka ah ay ku leeyihiin Gobolka Suffolk ee dhaca Bariga...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida, Mustafa Muxumed Cagjar ayaa maanta si wadajir ah u xarrig jaraya Mashruuc dhaqaale badan ku baxay oo laga hirgeliyay duleedka Magaalada Jigjiga gaar ahaan Deegaanka Shabeeley.
Mashruucaan ayaa ka kooban goobo...
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu qaadi doono tallaabo militari oo adag oo ku wajahan kooxaha burcad-badeedda Soomaaliya.
Madaxweyne Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanku ay gantaallo ku weerari doono oo dili doonaan cid kasta...









