Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida iyo Dambiyada culus ee Dawlada Jubaland waxay maanta u fariisatay kiis dacawadeed ciiqaab ah oo uu eedaysane ka yahay Diiriye Bishaar Cabdullahi, 23 jir ku dhashay tuulada Deg-Elema oo hoos timaada degamada Dhoobley, kaas o...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay Dadka ka cabanaya in dhulkooda ay ku qaadanayaan Shaqsiyaad lagu sheegay in ay yihiin Ganacasto iyo Dad kale kuwaas oo si qasab ah u barakcinaya. Wasiirka 1aad ee Xukuumadda...
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Dowlad-Goboleedka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa bannanka soo dhigtay xogta la xiriirta sababta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya mushaar ugu qortay ciidamo jooga qaybo kamid ah Deegaannada Maamulkaas. Xasan Shire ayaa difaacay go’aanka Dowladda ee la xiriira...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in dhammaan agabkii gargaar ee Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee laga raray bakhaar ku yaalla Dekedda Muqdisho, xilligii ballaarinta dekedda, dib loogu celiyay hay’addaas. Bayaan saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha...
Taliska Dhexe ee Militariga Mareykanka (CENTCOM) ayaa si kooban u baahiyay sawirro muujinaya saraakiil ka tirsan Ciidamada Masar oo ku sugnaa xarun uu Maraykanku hoggaaminayo, oo taalla magaalada Kiryat Gat ee Israa’iil, taasoo dhalisay xasaasiyad diblomaasiyadeed iyo falcelin degdeg...
Uganda ayaa si rasmi ah u shaacisay qorshe ay ciidamadaheeda uga bixinayaan Soomaaliya kadib 19 sano oo joogto ah oo ay ku jireen howlgallada nabad ilaalinta, taasoo calaamad u ah isbeddel weyn oo ku yimaada doorka dalkaasi ee ammaanka...
Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka deegaanka iyo macallin dugsi hoose ayaa lagu dilay habeenkii xalay weerar loo maleynayo inay geeysteen kooxda Al-Shabaab oo ka dhacay degmada Hulugho, ee gobolka Garissa, taasoo sii kordhinaysa welwelka ku saabsan amniga ee...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday shirguddoominta fadhiga guud ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay maadaama Soomaaliya ay tahay Dalka hoggaanka u hayaha. Shirka Golaha Ammaanka ayaa Caawa ka dhacay Xarunta Golahaas balse Madaxweyne Xasan Sheekh...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Saybarka Soomaaliyeed oo saameynaya Amniga Qaranka. Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe ayaa guddoomiyay Kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 32-aad, iyadoo ay soo xaadireen 145 Xildhibaan. Golaha ayaa cod u qaaday sharciga Seybarka Soomaaliyeed,...
Abaaraha Soomaaliya ka jira oo ay sababto isbedelka Cimilada ayaa dadka iyo duunyada isku si u saameeyay, taasoo dhalisay in dadkii ay ka soo barakacaan deegaanadoodii kadib markii ay xoolohoodii oo ahaa hantida keli ah ay heysteen ka dhameysay...