Muwaadin Mareykan ah oo lagu eedeeyey inuu si sharci darro ah ugu sugnaa Kenya ayaa qosol ku abuuray maxkamad ku taalla Nairobi Khamiistii ka dib markii uu sameeyey codsi aan caadi ahayn oo uu ku weydiistay Garsooraha in loo...
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Dhexe ee Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan deegaanno hoostaga Degmada Jilib ayaa ku warramaya in halkaas ay ka dhaceen duqaymo diyaaradeed oo la sheegay in lagu beegsaday Xubno katirsan AS.
Duqaynta oo iska kaashadeen Dowladda...
Ciidamada booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro la sheegay inay ahaayeen tahriibayaal ka soo safray magaalada Muqdisho, kuwaas oo qorsheynayay inay uga sii gudbaan xadka Kenya si ay ugu sii socdaalaan dalka Liibiya.
Howlgalka...
Waxaa maanta geeriyooday Madaxweynihii hore ee Yemen, Cabd Rabbuh Mansur Hadi, isagoo ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga, sida ay xaqiijiyeen ilo dhow oo ku sugan qoyskiisa iyo madaxda Yemen.
Haadi oo jiray 81 sano ayaa...
Warar dhiillo leh ayaa ka Taagan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee ku saabsan qaabka loo wajahayo doorashada Galmudug.
Ilo siyaasadeed ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud uu...
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka, xilli ay weli taagan yihiin xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka.
Danjiraha Midowga...
Xildhibaan Abdi-Malik Abdalla oo ka mid ah Barlamaankii waqtiga ka dhamaaday ee Soomaaliya ayaa hore u yiri “ Marar badan Waxaa la sheegaa in Soomaaliya ay dalal kale walaalo la tahay, balse cid kale walaal lama ahan ee danteeda...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, Maxamed Baari Shire, ayaa ugu baaqay dadka reer miyiga ah ee ku nool deegaanka Calmiskaad inay muddo shan maalmood gudahood ah uga baxaan goobaha ay ka socdaan howlgalada ka dhanka ah kooxda...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Kismayo kadib salaaddii Ciidda, si adag ugu weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ku eedeeyay in dowladdiisu ku fashilantay hoggaaminta dalka iyo ilaalinta wada-shaqeynta siyaasadeed.
Axmed Madoobe ayaa sheegay...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay wajahayso cadaawad iyo faragelin uga imanaysa dalal deris ah, isaga oo si gaar ah ugu baaqay dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya inay ixtiraamaan deris wanaagga iyo nabadda gobolka.
Madaxweyne Cirro...









