Dalka Itoobiya oo dadkeedu yahay 139 Milyan waxa ay maanta u tahay maalin doorasho balse uga duwan doorashooyinkii dalkaas soo maray tan iyo markii uu meesha ka baxay nidaamkii boqortooyada waa sanadkii 1991dii.
Sababta keentay in doorashadu ay aad u...
Ciidamada Booliska degmada Guriceel, oo kaashanaya qeybaha kale ee Ciidamada Qalabka Sida sida Nabadsugidda iyo Milatariga, ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cali Cabdi Jaamac, oo 25 jir ah.
Eedeysanaha ayaa lagu eedeeyay inuu xalay dil ka geystay...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa Gobolka Gedo dhigtay Gogol ay isugu imaanayaan mas’uuliyiinta maamulkaas, Siyaasiyiin, madax dhaqameed iyo dhinacyo kale si ay uga tashtaan Mustaqbalka Gobolkaas sida hadalka loo dhigay.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo kamid...
Taliska Ciidanka Uganda ayaa shaaciyay in ay ciidamo u soo dirayaan Soomaaliya, kuwaasi oo la filayo in ay qeyb ka noqdaan howlgalka AUSSOM ee ka socda gudaha dalka.
Ciidamadan ayaa waxaa magaalada Kambala loogu soo gaba gabeeyay tababar la xiriira...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida waxaa lasoo taagay Rag u dhashay Itoobiya oo la sheegay in ay katirsan yihiin kuwaas oo ciidamo katirsan Kuwa Sirdoonka Soomaaliya ay kusoo qabteen howlgal qorsheysan oo ka dhacay DG Koofur Galbeed gaar ahaan Magaalada...
Wasiirka Waxbarashada Puntland, Fuad Abshir Axmed (Adeer), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay caqabad ku noqotay dadaalladii lagu xoojinayo iskaashiga waxbarashada iyo taageerada ay Puntland ka hesho beesha caalamka iyo hay’adaha horumarinta.
Wasiirka waxbarashada wuxuu sheegay in Puntland...
Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in wadahadalka Maraykanka uu yahay mid ku yimid qoray caaraddii isla markaana aanay ku dhallan hadal jileec iyo cabsi ay ka muujisay hubka & awoodda uu ku faanayo Dalkaasi sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalkaas.
Qoraal...
Ciidamo ka amar-qaato Madaxweynihii laga saaray Magaalada Baydhabo, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saakay weeraray Saldhig Ciidanka DowladaFederaalka iyo kuwa Badbaadada Koofur Galbeed ay ku leeyihiin Duleedka Magaalada Baydhabo waxaana ka dhacay Dagaal culus.
Dagaalka xooggiisa Ayaa waxaa uu ka...
Hay’adda caalamiga ah ee International Press Institute (IPI) ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan waxa ay ku tilmaamtay weerarro sii kordhaya, xarig, handadaad iyo caburin loo geysanayo saxafiyiinta Soomaaliyeed, gaar ahaan bishii May 2026.
War-saxaafadeed ay hay’addu soo saartay...









