Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si qotodheer uga hadlay amniga ayaa shacabka ugu baaqay in ay is dhinac dhigaan kahor adkaynta nabadgalyada iyo maanta. Waxa uu Shacabka usoo jeediyay in ay Laamaha Ammaanka kala shaqeeyaan sii xoojinta...
Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa sheegay in dalkiisu weli aaminsan yahay in baahida Itoobiya ee marin badeed lagu gaadhi karo wada hadal iyo isfaham, isaga oo xusay in Itoobiya ayna doonayn colaad ama dagaal ka dhasha arrintaasi. Raysal...
1-In ciidamada ilaalada madaxweynihii hore ee soomaaliya sheikh shariif taliye Macalin Mahdi uu ku tilmaamay maleeshiyaad hubeysan, ay yihiin ciidan ka tirsan CXDS Guutada 77-aad, gaar ahaan ilaalada madaxtooyo soomaaliya. 2-Inay yihiin ciidan xooga qaranka loo diiwaangeliyay kahor doorashadii 2009...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xukumnaa dambiyo fudud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubaland oo ku taariikheysan 26-ka May 2026, ayaa lagu...
Wasiirka cunada ee dalka Indonesia, Zulkifli Xasan ayaa sheegay in aan marna la aqbali karin in ganacsatada ay kordhiyaan qiimaha cunada quutul daruuriga, xilligaan oo ay Ummadda Muslimiinta ah. Amar ka soo baxay Madaxweynaha Indonesia ayaa loogu baaqay ganacsatada in...
Jubaland ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku hor istaagtay diyaarad rayid ah oo ay leedahay shirkadda Maandeeq Air, taas oo rakaab ka qaaday magaalada Kismaayo kuna sii jeeday Dhoobley. War-saxaafadeed kasoo baxay...
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi) ayaa sheegay in Booliisku uu soo qabanayo Rag hubaysan oo la socda dibadbaxayaal dhinaca mucaaradka ka yimid oo handaday ciidamo katirsan kuwa ammaanka Dowladda. Waxa uu sheegay in...
Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo sanadkaan u suuragashay in ay gutaan rukniga 5aad ee Tiirarka Islaamka ayaa usii qulqulaya Buurta Carafo, waxa ay halkaas ku sugnaan doonnaan ilaa gabbal-dhaca maanta iyaga oo ku ducaysanaya. Marka la gaaro saaladda...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya, Suleymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dhawaan maxkamad la horgayn doono Sacdiyo Macalin Cali Xasan, oo ahayd darawal mooto Bajaaj, isagoo sheegay in kiiskeedu uu marayo heer gabagabo ah oo dhanka baarista iyo dacwad...
Burcad-badeedda Soomaalida ayaa hadda adeegsanaya diyaarado aan duuliye lahayn iyo nidaamyada casriga ah ee GPS-ka si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta, sida ay sheegtay Khadija Mamouni oo ka tirsan xarunta daraasaadka ee dalka Morocco Mamouni ayaa sheegtay in burcad-badeednimada Soomaaliya...