Ciidamo katirsan kuwa ammaanka ee Dowlad-Goboleedka Puntland iyo kuwa Daacish ayaa ku dagaalamay Buuraha Calmiskaad, waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay ku warrameen ilo kala duwan.
Dagaalka waxa uu yimid kaddib markii xubno katirsan Daacish...
Sannadihii dambe amniga magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid soo hagaayay, ka dib isbadal weyn ay sameeyeen laamaha amniga caasimadda, kuwaas oo dajiyay qorshe kor loogu qaadayay nabad galyada magaalada oo sannado la daris ahaydn amni darro.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku...
Ciidamada gaarka ah ee madaxtooyadda Soomaaliya ayaa howlgal aan horay looga baran ka fuliyay xaafadaha xeyndaabka ee qasriga madaxtooyada.
Howlgalkaan oo socday ilaa waaberigii saakay ayey ciidamadu guri guri ku galayeen iyadoo dadka laga soo saarayay guryaha, lana weydiinayay aqoonsiyadooda...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in laga bilaabo 24-ka May 2026 oo maanta ah si ku meel gaar ah loo hakiyay oggolaanshaha safarada OK-to-Board ee muwaadiniinta Soomaaliyeed u socda dalka Masar.
Hay’adda ayaa sheegtay in go’aankan uu ka...
Horjooge lagu magacaabo Cali Maxamed Coloow oo watay qori AK-47 ah iyo booshkiisa ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii uu ka soo baxsaday weerarro ay ciidamada...
Sannadaan waxaa xajinaya ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Xajka & Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana berri u billaabanaya xujeydaas acmaasha.
In ka badan 1.5 Milyan oo Xaaji ayaa dalka dibaddiisa ka...
Sarkaal ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo lagu magacaabo Gaashaanle Cabdiraxmaan Cabirisaaq Wayrax ayaa loo taxaabay xabsiga magaalada Garowe.
Sarkaalkan ayaa maalmo kahor warbaahinta ka sheegay cabashooyin la xiriiray mushaar la’aan iyo xaalado dayac caafimaad ah oo uu sheegay inay...
In ka badan 1.6 milyan oo xujey Muslimiin ah ayaa gaaray dalka Sacuudi Carabiya si ay u gutaan waajibaadka sannadlaha ahee Xajka.
Tiradan ayaa muujinaysa kororka xujeyda ka soo qulqulaya daafaha caalamka ee ku wajahan magaalada barakaysan ee Maka.
Mas’uuliyiinta dalka...
Suuqyada lagu iibiyo xoolaha ciidda ee magaalada Mogadishu ayaa laga dareemayaa sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha ariga la qalo munaasabadda Ciidul Adxaa, iyadoo ganacsatada iyo shacabka ay sheegayaan in abaaraha iyo hoos u dhaca dhaqaalaha ay...
Inta u dhexeysa Ifka Xalane iyo iridda galbeed ee laga galo Tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho, gaar ahaan dhanka woqooyi, waxaa dhooban qashin badan oo u muuqda in ay halkaas ku shubeen gaadiidka qashinka qaada, Gaari-dameero iyo dad shakhsiyaad ah.
Waxaa...









