Kooxo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah ayaa weeraray markab shidaal siday, balse ilaaladiisa ayaa rasaas digniin ah riday si ay uga hortagaan doon si shaki leh ugu soo dhowaatay.
Shirkadda amniga ee markabkaasi ayaa dhacdada u gudbisay hay’adda UK...
Somaliland ayaa guddi baaris ah u saartay dhallinyaro habeenno ka hor rabshado ka sameeyay magaalada Boorama, kuwaas oo ay ciidamada booliisku xidheen kadib markii lagu eedeeyay inay rabshado ka dhigeen magaalada iyaga oo dhawaaqaya hadallo ka dhan ah xuska...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dhalinyaro lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen falal rabshado iyo saxmad looga sameeyay baro hubin oo ciidamada ammaanku ka sugayeen amniga...
Dad ka caraysan in loo diiday in ay qaataan Maydka qofka ka dhintay si ay aas ugu sameeyaan ayaa gubay Teendhooyin Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ay ka dhistay Bariga Dalkaas ayaa dab qabadsiiyay xarumahaas Caafimaad.
Ehelka ficilkaan sameeyay ayaa ku...
Diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan Tuulada Kanjaroon.
Duqeynta ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah, sida uu xaqiijiyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la hadlay Warbaahinta.
Xildhibaanka ayaa sheegay...
Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Bay ayaa gashay marxalad cusub oo kacsanaan ah, kadib markii dagaal culus uu xalay ka dhacay xaafadda Barwaaqo ee magaalada Baydhabo i, taasoo sare u qaaday walaaca laga qabo in...
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa digniin amni u dirtay dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, iyadoo laga cabsi qabo bannaan-baxyo iyo rabshado ka dhaca qaar kamid ah gobollada dalka.
Safaaraddu waxay ugu baaqday muwaadiniinta Soomaaliyeed inay muujiyaan feejignaan...
Dowladda Uganda ayaa qaadday tallaabooyin ay ku joojisay Duullimaadkii diyaaradaha ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo si ay uga hortago cudurka Ebola oo qaybo kamid ah Dalkaas ka dillaacay sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Dowladdaas.
Sidoo kale Uganda ayaa xayirtay...
Ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani’aadantinimada ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo hay’adaha gargaarka inay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta gurmadka Soomaaliya, isla markaana dib loogu soo celiyo helitaanka sanduuqyada gargaarka, ka hor inta aysan...
Hadalada adag ee Fiqi ayaa kusoo aadaya xilli jawiga siyaasadda Soomaaliya uu galay marxalad aad u xasaasi ah, iyadoo mucaaradka iyo dowladda ay isku hayaan arrimo la xiriira jihada siyaasadda, doorashooyinka, iyo dastuurka dalka. Marka hadallo kulul oo ay...








