Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay xoojinayso dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu sii deynayo siddeed badmaax oo Masriyiin ah oo lagu afduubtay markabka shidaalka qaada ee M/T Eureka, sida uu sheegay safiirka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna wakiilka joogtada ah...
Waxaa gabi ahaanba hakad galay howlmaalmeedkii Hay’adda Baarista Dambiyada (CID) ee Soomaaliya, gaar ahaan xarunta KM4, kadib markii uu khilaaf xooggan soo kala dhexgalay Taliyaha Hoggaanka CID-da Soomaaliya, Kornayl Ibrahim Aadan Dhaayow iyo Agaasimaha Waaxda Faradhiska, Gaashaanle Mowliid Muuse...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Garoowe kala kulmay Wafdi sare oo ka socda Dowladda Mareykanka, kuwaasi oo isugu jira mas’uuliyiin iyo saraakiil ciidan.
Wafdigaan ayaa waxaa hoggaaminayay Sii hayaha xilka Safiirka Mareykanka, Justin Davis, iyadoo...
Mucaaradka Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ay ka go’an tahay qabashada dibadbaxooda oo ku astaysan 4ta June 2026, xubnahaan ayaa tilmaamay in bannaanbaxooda uu salka ku hayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka & Khilaafka Siyaasiga ah ee jira.
Xubnaha mucaaradka ayaa sheegay...
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa soo saartay digniin caafimaad oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ay sheegtay faafitaan iyo koror laga dareemay dalalka Congo (DRC) iyo Uganda.
War-saxaafadeed wasaaraddu soo saartay waxay bulshada ugu baaqday...
Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan u ambabaxay gudashada waajibaadka Xajka ayaa muujinaya cabashooyin isa soo taraya oo ku saabsan adeegyada ay heleen, iyagoo sheegay inay la kulmeen duruufo adag iyo adeegyo hoose oo saameeyay gudashada acmaashooda.
Qaar kamid ah xujeyda ayaa...
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacay shir looga hadlay ammaanka Gobolkaas oo dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Hoggaanka rasmiga ah ee Maamulka cusub ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.
Saraakiil isugu jirtay Booliis iyo Militari ayaa...
Golaha Samatabixinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay inay bilaabi doonaan bannaanbaxyo toddobaadle ah oo ka dhacaya Muqdisho laga bilaabo 4-ta Juun, kuwaas oo la qaban doono Khamiis kasta ilaa laga gaarayo heshiis siyaasadeed oo ku saabsan doorashada dalka.
Ku dhawaaqistan ayaa...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa xalay magaalada Hargeysa ka daahfuray machad cusub oo loogu magac daray “Machadka Madaxbannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland”, kaas oo la sheegay in uu xoogga saari doono dardar-galinta ololaha aqoonsi raadinta Somaliland iyo u...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa maanta kasoo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Tel Aviv, waxaana loo haystaa in uu ku dhaqaaqay Musuq, Laaluush & ku takrifal awoodeed sida lagu sheegay war lagu baahiyay Jannalka 12.
Kiiskaan waxa uu soo...








