War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Xoghaye Antonio Guterres uu si dhow uga warqabo ula socdo xaaladda Soomaaliya, waxa uu Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ku bogaadiyay in ay sii wadaan wadahadalkooda. Qaramada Midoobay ayaa ku dhiirragelisay Dowladda...
Yuusuf Bootaan oo horay usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana dilay Wiilkiisa oo lagu magacaabo Maxamed Yuusuf. Dilka Marxuum Yuusuf Bootaan waxa uu wiilkiisa u adeegsaday Mindi, waxaana la...
Waxaa magaalada Jigjiga goordhow gaaray wafdi sare oo ka socda dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Taliyaha guud ee Ciidanka Difaaca Itoobiya Field Marshal Birhanu Jula. Wafdigan waxaa sidoo kale ka mid ah Madaxa Hay’adda Sirdoonka Itoobiya Redwan Hussein, General Xaaji...
Madaxweynaha Israa'iil, Isaac Herzog, ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Somaliland u fadhiyi doona Israa’iil, Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud (Maxamed Hagi), kaas oo noqday safiirkii ugu horreeyay ee si rasmi ah ugu metela Somaliland...
Guud ahaan deegaannada Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay sanad-guuradii 35-aad ee kasoo wareegtay maalinta gooni-isu-taaga Somaliland ee 18-ka May 1991, iyadoo muddo ka badan toban cisho ay magaalooyinka waaweyn iyo degmooyinka ka socdeen dabaaldegyo iyo munaasibado kala...
Kumanaan qof ayaa saakay u lugeeyay goobaha Shaqo, Ganacsi, Waxbarasho iyo meelaha kale ee danaha gaarka ah ay ka leeyihiin ee Dalka Kenya kaddib markii shaqo joojin ay ku dhaqaaqeen wadayaasha Gaadiidka oo ka cabanaya qiima-kororka shidaalka. Dadkaan oo lugayanaya...
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen kooxo looga shakisan yahay burcad-badeednimo, kadib howlgallo amni oo laga sameeyay gobolka Bari. Saraakiisha ammaanka Puntland ayaa sheegay in howlgaladan ay qeyb ka yihiin dadaallo lagu xoojinayo la dagaallanka...
Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Burcad badeedda oo muddooyinkii dambe weerarro ka fuliyay deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedkaas. Puntland ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubno katirsan Kooxahaas Burcad Badeedda...
Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa joojiyay isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga, kunka shillin (1,000) oo ah lacagta keliya kasoo hartay lacagihii uu dalka lahaa ayaa laga diiday suuqyada Caasimadda. Gaadiidka Dadweynaha, Suuqyada iyo Dukuumada yaryar ee Caasimadda oo ah meelaha kooban ee...
War kasoo baxay Urur Goboledka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, waxaana baaq loogu diray Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Mucaaradka si ay dib ugu laabtaan dhabbaha wadahadalka sida hadalka loo dhigay. Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD...