Guud ahaan deegaannada Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay sanad-guuradii 35-aad ee kasoo wareegtay maalinta gooni-isu-taaga Somaliland ee 18-ka May 1991, iyadoo muddo ka badan toban cisho ay magaalooyinka waaweyn iyo degmooyinka ka socdeen dabaaldegyo iyo munaasibado kala...
Kumanaan qof ayaa saakay u lugeeyay goobaha Shaqo, Ganacsi, Waxbarasho iyo meelaha kale ee danaha gaarka ah ay ka leeyihiin ee Dalka Kenya kaddib markii shaqo joojin ay ku dhaqaaqeen wadayaasha Gaadiidka oo ka cabanaya qiima-kororka shidaalka.
Dadkaan oo lugayanaya...
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen kooxo looga shakisan yahay burcad-badeednimo, kadib howlgallo amni oo laga sameeyay gobolka Bari.
Saraakiisha ammaanka Puntland ayaa sheegay in howlgaladan ay qeyb ka yihiin dadaallo lagu xoojinayo la dagaallanka...
Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Burcad badeedda oo muddooyinkii dambe weerarro ka fuliyay deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedkaas.
Puntland ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubno katirsan Kooxahaas Burcad Badeedda...
Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa joojiyay isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga, kunka shillin (1,000) oo ah lacagta keliya kasoo hartay lacagihii uu dalka lahaa ayaa laga diiday suuqyada Caasimadda.
Gaadiidka Dadweynaha, Suuqyada iyo Dukuumada yaryar ee Caasimadda oo ah meelaha kooban ee...
War kasoo baxay Urur Goboledka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, waxaana baaq loogu diray Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Mucaaradka si ay dib ugu laabtaan dhabbaha wadahadalka sida hadalka loo dhigay.
Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD...
Soomaaliya ayaa mar kale wajahaysa halis macluul oo sii xoogeysanaysa, kadib warbixin cusub oo muujisay in malaayiin qof ay ku jiraan xaalad gaajo ba’an, xilli abaarta daba dheeraatay, colaadaha iyo hoos u dhaca gargaarka bani’aadannimo ay si wadajir ah...
Hal askari ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib isku dhac dhexmaray laba askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland, kaas oo maanta ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, xilli ay soo dhamaatay munaasibad uu ciidanku ugu...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka xun tahay in wadahadalladii siyaasadeed ee u dhexeeyay dhinacyada Soomaalida ay kusoo dhammaadeen natiijo la’aan, inkastoo dib loo bilaabay wada-hadalladaasi intii u dhaxaysay 13 illaa 15-ka May.
Bayaan ay soo saartay bahda Qaramada Midoobay...
Danjiraha ay Israa'iil dhawaan u magacawday Somaliland, Michael Lotem, ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland uu si degdeg ah ugu sii fidayo dhinacyo badan oo ay kamid yihiin amniga, tamarta, kaabeyaasha dhaqaalaha, tiknoolajiyadda iyo ganacsiga.
Wareysi uu...









