Waxay tahay arrin aan la rumaysan karin oo qalbi jab leh in, maanta oo 16-ka May, 2026, Soomaaliya ay ku toostoy iyadoo aan lahayn Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Federaalka ee sharci ah tan ugu horreysa tan iyo aasaaskii Dowladda...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed iyo mid dastuuri ah oo halis ah, kaddib dhammaadka muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Federaalka. Warsaxaafadeed uu soo saaray Farmaajo ayuu ku...
Magaalada Baydhabo waxaa maanta aas loogu sameeyay Taliyeyaashii Guutooyinka 8aad iyo 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah...
Midowga Yurub ayaa sheegay inuu sugayo war-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saaraan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kaas oo lagu caddeynayo nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa iyo jadwalka loo asteeyay, xilli wada-hadallada siyaasadeed ee Muqdisho ay galeen...
Qoysaska qaar ka mid ah shaqaalaha markabka shidaalka ee lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya ayaa ka dhigay dibadbax magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday in la sii daayo ehelladooda oo muddo 23 maalmood ah gacanta ugu jira burcad-badeed Soomaali...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen bannaanbax lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho 16-ka May, iyagoo sheegay inay doonayaan inay fursad siiyaan wada-hadallada siyaasadeed ee u socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah...
Dowladda Ruushka ayaa qorsheyneysa inay gargaar cunto soo gaarsiiso Soomaaliya si loo taageero bulshada nugul ee ay saameeyeen abaaraha, colaadaha iyo barakaca, sida ay sheegtay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA). Arrintan ayaa lagu dhawaaqay kadib kulan ka dhacay Muqdisho oo...
Dagaal ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo uu sababay dhimashada saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Dagaalkan oo dhexmaray ciidanka qaranka iyo xubno ka tirsan AL-shabaab ayaa si gaar ah uga dhacay deegaannada...
Madaxweynaha Dalka Kenya, William Ruto ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay dagaalladii ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, isagoo sheegay in Kenya ay door ka qaadatay dejinta xaaladda iyo taageeridda qaar ka mid ah...
Guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullahi Shimbir, ayaa sheegay in doorasho kasta oo laga qabanayo gobolka ay tahay in lagu saleeyo wadatashi iyo sharciyad, isaga oo sheegay inaan maamulka gobolka lagala tashan qorsheyaasha doorashooyinka la sheegay in laga qabanayo Gedo. Gudoomiye Shimbir...