Dowladda Kenya ayaa xoojisay ciidamada ka jooga Xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay uga hortagaan weerarrada Al-Shabaab ay ka gaysanayaan gudaha Dalkaas iyo saldhigyada Ciidamo ee u dhow Soohdinta sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan. Militariga Kenya oo wata...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Aasif Cali Zardaari, xilli uu booqasho rasmi ah ku joogo caasimadda dalkaas ee Islamabad, isagoo hoggaaminaya wafdi ka socda...
Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo tallaabooyin siyaasadeed oo heer gobol iyo heer caalami ah, kuwaas oo lagu taageerayo amniga, xasilloonida iyo madaxbannaanida dalalka Yemen iyo Soomaaliya, isagoo si cad u diiday faragelin kasta oo lagu sameeyo arrimaha...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay baaq degdeg ah oo ay u dirtay hay’adaha samafalka iyo bahda gargaarka caalamiga ah, kaddib xaalad bani’aadannimo oo aad u daran oo ka dhalatay weerarro ay Al-Shabaab ka...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qaybgalay Shirka Dhaqaalaha Adduunka (World Economic Forum) ee ka socda magaalada Davos ee dalka Switzerland, halkaas oo uu ku doonayo in uu ku kasbado aqoonsi caalami ah isla markaana uu caalamka...
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u tababaraysa Ciidamo cusub oo loo dhammaystirayo qalabka ay ku howlgalayaan sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan, ciidamadaan waxa ay isugu jiraan kuwa Badda, Cirka iyo Dhulka si loo xoojiyo amniga Dalka. Xukuumadda Ankara ayaa muddo...
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu maanta ambabaxo magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu uga qeyb geli doono munaasabadda 90-guurada aas-aaska Ciidanka Cirka Itoobiya. Xafladaha dabaal-degga ah ayaa lagu wadaa inay socdaan inta u dhexeysa 23-ka...
Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa goordhaw si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta magaalada Kudhaa, sida lagu shaaciyay war kasoo baxay maamulka Jubnaland. Warka kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in ciidamada is kaashanaya ay...
Hay’adda Dhakhaatiirta Aan Xuduudda Lahayn (MSF) ayaa ka digtay in Soomaaliya ay wajahayso xaalad deg-deg ah oo dhinaca caafimaadka iyo nafaqada ah, taas oo ka dhalatay roobab la’aan soo noqnoqotay, sicir-barar ba’an oo ku yimid biyaha, iyo hoos u...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xubno ka tirsan ururka Al-shabaab ay saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen saldhig ay ciidamada Jubbaland ku leeyihiin magaalada Buurgaabo ee gobolka Jubbada Hoose. Weerarka qaraxyada ku bilaawday...