Ciidanka Booliska degmada Afmadow ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay rag ku lug lahaa laynta iyo ka ganacsiga sharci-darrada ah ee ugaarta, kuwaas oo khatar weyn ku hayay duur-joogta deegaanka.
Guddoomiyaha degmada Afmadow, Cabdiraxmaan Macallin Cali ayaa sheegay in raggan la...
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen eedeysanayaal dil ka gaystay Gobolka Salal, kaas oo ay ku dhinteen laba nin, halka sidoo kalena lagu daba jiro eedeysanayaal kale.
Afhayeenka Ciidanka Booliiska Somaliland, Gaashaanle Sare Cabdicasiis Sheekh...
Mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada Kenya in ay burburiyeen mid ka mid ah xarumaheeda muhiimka ah ee shabakadda taleefannada gacanta, taas oo ku taalla gobolka Jubbada Hoose.
Shirkaddu waxay...
Ciidamada gaarka ah ee Danab ayaa wada howlgallo culus oo amni sugid ah kuwaas oo ka socda deegaano ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, oo ah caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Jubbaland, sida ay xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah.
Howlgalladan ayaa yimid kaddib...
Hay’adaha ammaanka dalka Liibiya ayaa xoreeyay in ka badan 200 muhaajiriin ah, kuwaas oo lagu hayay xabsi qarsoodi ah oo ku yaalla magaalada Kufra, ee ku taala koonfur-bari dalkaas, kaddib markii lagu hayay xaalado bani’aadannimo ka baxsan.
Hay'adaha Ammaanka ee...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa maanta howlgalo amni xaqiijin ah ka wada tuulooyinka hoostaga deegaanka Jabad Godane oo Shalay dagaal culus ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Al-shabaab.
Ciidamada ayaa howlgalada ka wada goobo la tilmaamay...
Xulka Senegal ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika (AFCON) markii labaad taariikhdiisa, kaddib kulan kama dambeys ah oo xamaasad, muran iyo rabshado wata oo ay 1–0 kaga adkaadeen xulka martida loo ahaa ee Morocco, kaas oo ka dhacay garoonka...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa billowday inay qalab iyo agab militari kala baxdo Soomaaliya, iyadoo saddex diyaaradood oo xamuul ah oo sida agabka dowladdaas ay Khamiistii ka duuleen Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen...
Dagaal ayaa ka dhacay gobolka Mandheera kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar toos ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan ammaanka Kenya oo ku guda jiray roondo caadi ah, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah.
Saraakiisha ammaanka ayaa xaqiijiyay...
Ciidamada Kumaandooska Danab oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta Jubbaland, gaar ahaan Guutada Birjeex ayaa howlgalo jab xoogan lagu gaarsiiyay Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalo qorsheysanaa ka fuliyay dhowr goobood oo ku...









