Labo askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa ku geeriyooday, labo kalena way ku dhaawacmeen kadib qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo ka dhacay xadka u dhexeeya Mandheera (Kenya) iyo Bulla Xaawo (Soomaaliya) fiidnimadii Arbacada.
Qaraxa ayaa ka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay in maamulkiisu uu ka shaqeyn doono laalidda dhalashada muwaadiniinta Mareykanka ee asal ahaan soo galooti ah, haddii lagu helo dambiyo khiyaano ah, isaga oo hadalkaas ku xusay muhaajiriin “ka yimid Soomaaliya ama...
Xiisad ayaa ka taagan Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib markii saddex diyaaradood oo xamuul ah oo ay leedahay Itoobiya ay doonayeen in ay dalka ka qaadaan ciidamo, shaqaale iyo diblumaasiyiin ka tirsan Dowladda Imaaraadka Carabta oo dalka laga...
Ciidanka Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ee NISA ayaa howlgal qorsheysnaa oo ay maanta ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose waxay ku dileen xubin ka tirsanaa Al-shabaab.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska NISA ayaa lagu sheegay in...
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Dowlada soomaaliya iyo Al-Shabaab.
Kaas oo socday mudo saacad ku dhaw, waxana laga maqlay xaafada magaalada baladweyne jug culus oo cabsi ku keentay Dadka ku nool...
Shirkadda dekedaha iyo saadka ee DP World oo laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in hawlaheeda ay si caadi ah uga socdaan dekedda Berbera ee Somaliland, iyadoo sheegtay in ay ku shaqeynayso heshiisyadii horey u jiray, inkastoo ay jiraan xiisado...
Somaliland ayaa si rasmi ah uga jawaabtay hadal ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ay ku sheegatay in ay ku burisay dhammaan heshiisyadii lagula jiray Imaaraatka Carabta, oo uu ku jiro heshiiska DP World iyo Dekeda Berbera.
War-saxaafadeed...
Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlad goboleedyada kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Waqooyi Bari ayaa maanta Warsaxafadeed ay si wadajir ah u soo saareen ku shaaciyay inay gabi ahaanba joojiyeen wadashaqeyntii kala dhaxaysay Wasaaradda Awqaafta iyo...
Jubbaland ayaa si adag u diiday go’aankii ka soo baxay Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu baabi’inayay heshiisyadii ay Imaaraadka Carabta la galeen dowlad-goboleedyada, gaar ahaan heshiiska la xiriira dekedda Kismaayo.
War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Madaxtooyada...
Somaliland ayaa ka hor timid go'aanka kasoo baxay Golaha Wasiirada ee Soomaaliya, oo Somaliland ku jirto lagaga saaray dowlada Imaaraatka Carabta, isla markaana lagu buriyay dhammaan heshiisyadii Imaaraatka lagula jiray.
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa qoraal uu ku...









