Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u buriyay ama u baabi'iyay dhamaan heshiisyadii ay dowladda Imaaraadka Carabta ku joogtay gudaha dalka Soomaaliya. Heshiisyada Xukuumadda Soomaaliya ay ka laabatay ama burburisay waxaa ku jira heshiisyada Imaaraadka Carabta ay...
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya, Mr. George Conway, iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaas oo u kuurgalaya saamaynta abaarta ka jirta...
Kulan maanta Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ku yeeshay xaruntiisa waxa ay Xildhibaannadu u codeeyeen Axdiga Xakamaynta Tubaakada oo qaraarkaas waxaa ogolaaday 139 Mudane sida uu sheegay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Xildhibaannada ayaa doodo...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo aad u adag, taas oo si toos ah halis ugu ah jiritaanka dawladnimada dalka, isla markaana abuurtay kalsooni-darro baahsan oo ku aaddan nidaamka federaalka. Madaxweyne...
Al-shabaab aya ka baxay deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Al-shabaab ayaa waxaa ay faarujiyeen deegaanada kala ah Teedaan iyo Bukure oo ku yaala inta u dhaxeysa magaalooyinka Maxaas iyo Baledweyne. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ka bixista kooxda...
Puntland ayaa ka digtay safarka uu madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagayo magaalada Laascaanood ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, halkaas oo la sheegay inuu uga qeybgalayo caleemo-saarka madaxweyne Firdhiye. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, oo maanta shir jaraa’id...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta Khamiista u safri doona magaalada Laascaanood, ee caasimadda gobolka Sool Wuxuu ka qeyb gali doonaa caleema saarka Madaxweynaha Maamulka cusub ee Woqooyi Bari C/qaadir Firdhiye isaga iyo madax kale oo ka tirsan DF. Sidoo...
Ciidamada amaanka ee ka howlgala degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa gacanta kusoo dhigay mid ka mid ah saraakiisha ugu halista badnaa kooxda Al-shabaab ee gobolka Gedo, gaar ahaan magaalada Baardheere. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa...
Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa bilowday inay daad gureyso agabka ciidan iyo shaqaalaha ka jooga gudaha Soomaaliya, kadib markii dowladda federaalka ay todobaadkii hore soo saartay go’aan culus oo lagu mamnuucay diyaaradaha milatari iyo kuwa xamuul (cargo) ee...
Socdaalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Wang Yi, ee maanta lagu waday inuu ku yimaado Muqdisho ayaa dib u dhacay. Ilo wareedyo ayaa sheegaya inuu u baaqday arrimo Amni. booqashadiisana dib loo qorsheyn doono waqti dambe. Illaa hadda Dowladda Federaalka Soomaaliya kama...