Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in hlkaas Xalay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Kadiye Maxamuud Cabdi Dhicisow.
Allah u naxariiste marxuumka ayaa kooxo hubeysan oo u dhalatay dalkaas waxay ku dhex dileen dukaan ganacsi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha Wang Yi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu wada in saacadaha soo socda ee maanta soo gaaraan wajahan Magaalada Muqdisho.
Diyaar garowga soo dhaweyn balaaran oo loogu jiro imaanshaha wafdigaan ayaa si weyn looga...
Maraykanka ayaa soo saaray digniintiisii ugu sarreysay ee safarka, Heerka 4aad ee ah “Ha Safrin”, taas oo lagu dabaqay in ka badan 20 dal, oo ay Soomaaliya ka mid tahay, sababo la xiriira khataro amni oo aad u daran,...
Shacabka reer Muqdisho ayaa saakay ku soo toosay xirnaanshaha wadooyinka qaar ee magaalada waxaana wararka sheegaan in Muqdisho ay imaanayaan madax ka socoto shiinaha.
Ciidamada ammaanka ayaa xalay saq dhexe xiray wadada Maka Al-mukarama, waxaana loo diidayaa in ay maraan...
Dowladda Israa’iil ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii ay waddamo kale ugu qancin lahayd aqoonsiga Somaliland, kaddib markii ay Israa’iil toddobaadyo ka hor noqotay dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland.
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Ra’iisul...
Afhayeenka rasmiga ah ee Ciidamada Isbahaysiga Carabta ee taageera dowladda Yemen, Sarreeye Guuto Turki Al-Maaliki, ayaa shaaca ka qaaday faahfaahin cusub oo ku saabsan baxsashada guddoomiyaha Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen, C/ruus Al-Zubaidi, kaddib bayaan ay hore u...
Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan barnaamijyada kaalmada Mareykanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay eedeymo sheegaya in saraakiil ka tirsan dowladda federaalka ay burburiyeen bakhaar ay leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) oo uu Mareykanku maalgeliyo, islamarkaana ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi ayaa booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Muqdisho, waxaa lagu wadaa in uu la kulmo Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu kala hadlayo arrimo dhowr ah.
Wang Yi ayaa usoo socdaalay...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Israa’iil, Gideon Sa’ar, iyo wefti uu hoggaaminayay, oo maanta booqasho ku yimid Somaliland.
Madaxtooyada Somaliland oo faahfaahin ka bixisay safarka ayaa sheegtay...
Maanta laba weerar oo barakicin ah ayaa lagu qaaday xaafadaha Warlaliska ee degmada Dayniile iyo Soonakey ee degmada Hodan, kuwaasoo si gaar ah u beegsaday dadka deegaanka.
Weerarka Koowaad:Warlalis
Saakay aroortii, ku dhowaad lixdan tikniko oo ay saarnaayeen ciidamo isku dhaf...









