Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii Israa’iil ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, go’aankaasi oo sababay diidmada Dowladda Soomaaliya iyo...
Rabshado xoogan ayaa ka socda degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay fooda is dareen shacab careysan iyo ciidamada amaanka dowlada Somalia.
Rabshadahan ayaa bilowday markii DF ay ciidamo boliis ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka geysay dhulkii...
Gideon Sa’ar ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxweynaha Somaliland si loo horumariyo iskaashiga siyaasadeed iyo istaraatiijiyadeed ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay madax-banaanideeda, sida ay xaqiijiyeen ilo diblomaasiyadeed oo Somaliland ka tirsan.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil Gideon Sa’ar...
Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa maanta ka dhacay xaafadda Kaawo Godeey degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Dagaalkan ayaa bilowday ka dib markii qilaaf soo kala dhax galay Askakaisan Dowlada soomaaliya sida ay warbaahinta u...
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka ee dawladda Maraykanka Jim O'Nell ayaa xaqiijiyey in Wakiilka Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay uu qayb ka yahay shirkad caafimaad oo ku taalla gobolka Ohio taas oo hadda ka hor lagu helay fadeexado la xidhiidha...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in musuq-maasuq ballaaran oo lagu eedeeyay dad Soomaali ah oo ku nool gobolka Minnesota uu aad uga weynaan karo inta ay baarayaashu hadda heleen.
Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in warbixinaha la hayo ay...
Somaliland ayaa Jamhuuriyadda Jabuuti ku wargeliyay in uu deegaannada maamulkaas ka joojiyay Diyaaradda Air Djibouti kaddib markii Xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay safka hore kasoo galay dalalka kahor yimid aqoonsiga Israa’iil.
Warqad ayuu maamulka Somaliland u diray Shirkadda Air...
5 ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Hargaysa xarunta Maamulka Somaliland, dadka dhintay ayaa la sheegay in ay kala ahaayeen Hooyo, Saddex Carruur ay dhashay & habaryarteed.
Guriga ay kuwada noolaayeen...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wada-hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, kulan si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda Soomaaliya iyo horumarrada amniga iyo siyaasadda ee Geeska Afrika.
Bayaan ka soo baxay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee dalka, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran, Shariif Sheekh Axmed.
Kulankan oo aan horey loo sii shaacin ajandihiisa ayaa yimid xilli ay jireen kala...









