Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dejiyay qorshe xooggan oo ka dhan ah sidii uu isaga fogayn lahaa Dalalka Shiinaha iyo Ruushka, waxa uu damacsan yahay xil ka tuurista madaxda raacsan Moscow & Beijing.
Donald Trump ayaa...
Somaliland ayaa taageertay tallaabadii uay ciidamada Maraykanku Kusoo qabteen Madaxweynihi hore ee dalka Venezuela, Nicolas Maduro, iyo xaaskiisii oo ay ku tilmaantay tallaabo dib loogu soo celinayo sharciga dalkaas.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...
Ugu yaraan labo askari iyo sarkaal ciidan ayaa ku geeriyooday, in ka badan shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib qarax xooggan oo saakay ka dhacay waddada cusub ee isku xirta Boosaaso iyo Dhaadaar, kaas oo lagu beegsaday gaari...
Ugu yaraan 12 qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka tiro kale oo ka badan 8 qofna ay ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay deegaanka Kud-kudaaleey oo hoostaga degmada Masagawaay ee gobolka Galgaduud.
Qaraxa...
Shacabka ku dhaqan tuulooyinka Jameeco iyo Nabaaxiga ee Degmada Xawaadley ayaa wajahaya xaalad aad u adag oo dhanka nolosha ah, kaddib markii ay ka barakaceen deegaanadooda, sababo la xiriira dagaalladii ka dhacay halkaas.
Shacabkan barakacay ayaa u qaxay tuulooyin ku...
Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa si wadajir ah uga hor yimid tobanneeyo ruux oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka Somaliland ay ku xireen Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal.
Waxa ay labada Xildhibaan sheegeen in sababta dadkaas loo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Xalay fuliyay howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Buula Fuleey ee gobolka Baay.
Howlgalka ayaa ahaa mid si gaar ah ciidanku...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in ciidammada Maraykanku ay weerar culus ku qaadeen dalka Venezuela, isla markaana ay gacanta ku dhigeen Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, kaddib howlgallo militari oo xalay ka dhacay caasimadda Caracas iyo meelo kale oo...
Puntland ayaa ka soo saartay ciidamadii ugu badnaa ee ka dagaallamayay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, kaddib muddo ku dhow hal sano oo uu halkaas ka socday howlgal ka dhan ah kooxda Daacish.
Ciidamadan ayaa saakay laga soo daadgureeyay deegaanka...
Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Jubbaland waxaa ka jira abaar saamayn taban ku reebtay dadka Xoolo dhaqatada ah iyo kuwa Beeralayda ah, qoysaska qaar ayaa billaabay in ay u hayaamaan deegaanno kale.
Ilo kala duwan ayaa u sheegay warbaahinta...









