Saraakiil sare oo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku dhaceen, kaddib muran ka dhashay kala qaybsiga lacago lagu bixiyay fasaxa shixnado mamnuuc ah oo ka soo degay Dekedda Muqdisho. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in...
Qarax la sheegay in uu ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay kolonyo galbinaysay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dib ugu noqday Magaalada Jowhar.
Sida ay u sheegeen warbaahinta ilo kala duwan, qaraxa ayaa...
Ciidamada Xoogga Dalka oo garab ka helaya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dagaal Al-Shabaab kula galay deegaannada Godka Galayda & Shoolka oo u dhaxeeya Towfiiq iyo Wardhaadhi ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.
Saraakiil hoggaaminaysa ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ayaa...
Markab kalluumaysi oo Shiinees ah, kana tirsan maraakiib caan ku ah kalluumaysiga sharci-darrada ah, ayaa lagu qafaashay xeebaha Puntland ee Soomaaliya, sida ay sheegtay shirkadda la-tashiga amniga badaha ee Vanguard Tech.
Markabka la qafaashay oo lagu magacaabo Liao Dong Yu...
Zohran Mamdani oo loo dhaariyay xilka ah Duqa Cusub ee Magaalada New York uuna ku guulaystay Bishii November sanadkii 2025 ayaa loo dhaariyay xilkaas, waxa uu ballanqaaday waxyaabo badan oo ay soo dhaweeyeen dadka goobta ku sugnaa.
Duqa New York...
27-kii bishan, madaxweyne Xassan Sh ayaa ka dalbaday xildhibaanada in ay mowqifkooda cadeeyaan oo ay dawladda la garab noqdaan, oo diidaan aqoonsiga ISR|L.
Xildhibaanadii waa hadleen maanta, waliba Gudoomiyayaal maxkamad sare, wasiiro ilaa Ra'iisulwasaare kuxigeen, Si aan qarsoodi aheyn ayay...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (ICA) ayaa soo saartay wargelin rasmi ah oo ku saabsan shuruudda cusub ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee safarka gudaha dalka, taas oo la qorsheynayay in ay dhaqan gasho 1-da Janaayo 2026.
Hay’addu waxay sheegtay in,...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Isra!l ayaa baahisay qoraal muhiim ah oo dib u xasuusinaya caalamka mowqifkii rasmiga ahaa ee Midowga Afrika uu ka qaatay qadiyadda Somaliland.
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu sheegay in qof kasta oo iloobay looga baahan yahay inuu eego...
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi uga qeyb galaya xiritaanka shirka Heritage oo muddo saddex maalmood ah ka socda magaalada Dhuusamareeb.
Shirkaan...
Dekedda magaalada Boosaaso ayaa saaka gebi ahaanba Shaqadeedii istaagtay kadib markii shirkadda DP World ay amar degdeg ah ku soo rogtay dhammaan shaqaalihii ka shaqayn jiray dekedda taas oo keentay in maanta dekeda wax shaqo ah ka socon.
Ilo kala...









