Kalfadhigii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa su’aalo culus lagu weydiiyay halka ay ku dambeeysay xaaladda heshiiskii is-afgarad (MoU) ee Itoobiya laba sano ka hor la saxiixatay Somaliland, kaddib markii Israa’iil ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland. Xildhibaanada ayaa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo furay Waddada Nasiib buundo Degmada Shibis oo dib u dhis lagu sameeyay ayaa ballanqaaday in sanadka saacadaha ka dhiman yahay ee 2026 aanay Caasimadda lagu arki doonnin Waddooyin Burbursan. Muungaab ayaa tilmaamay...
Raysal Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal degan, Muslim ah, qunyar socod ah, isla markaana doonaya in uu xidhiidh la yeesho Israa'iil, taasina ay ku kalliftay in ay aqoonsadaan. Netanyahu, oo waraysi siiyay warbaahinta Newsmax,...
Somaliland ayaa ka hadashay hadallo iyo warar soo baxayey oo ku aadan in aqoonsiga Israa’iil aqooonsatay Somaliland ay dano gaar ah ku wadato, in kasta oo Somaliland iyo Israa’iil aysan si furan u soo bandhigin waxa uu midba kan...
Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay dacwad ku soo oogtay 98 qof oo lala xiriirinayo baaritaan ballaaran oo ku saabsan musuq-maasuq ka dhacay gobolka Minnesota, iyadoo la filayo in dacwado kale ay raacaan marka baaritaanku sii socdo. “Waxaan dacwad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa billaabay kulamo xoogga lagu saarayo iskaashiga Muqdisho iyo Ankara, adkaynta difaaca midnimada & dadejinta heshiisyo horay ay u wadagaleen labada dhinac. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu maanta dad rayid ku xabadeeyay gudaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Ninkan ku eedeysan inuu si bareer ah...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa si buuxda kooxda Al-shabaab ugala wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa labadi todobaad ee lasoo dhaafay howlgalo culus oo ka dhan aha Al-shabaab...
Warbaahinta Turkiga ee TRHaber ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay dardar gelisay dhismaha saldhig milatari oo ay ka wado degmada Laasgaray ee gobolka Sanaag, kaddib tallaabo ay Israa’iil ku doonayso inay saldhig milatari kaga samaysato Somaliland. Sida warbixintu tilmaamayso, Ankara ayaa arrintan...
Siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya waxaa ka muuqda eedeymo la xiriira qaraabo-kiil iyo magacaabis ku saleysan xiriir shakhsiyeed. Zubeida Xasan Sheekh, oo ah gabadha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaan loo magacaabay La-taliye (Counsellor) iyo La-taliye Sharci oo ka tirsan Ergada...