Waxaa isa soo taraya walaaca laga qabo xaaladda shaqaalaha saarnaa markabka shidaalka ee “MT Eureka”, kaddib markii laga soo afduubtay meel u dhow xeebaha Yemen lana geeyay dhanka biyaha Soomaaliya, iyadoo ay soo baxayaan baaqyo degdeg ah oo lagu...
Madasha samata-bixinta ayaa ku dhawaaqday bannaanbax kale oo Muqdisho ka dhicidoona 16-ka may kaddib ay dowladda federaalka ku eedeeyeen in ay hor istaagtay bannaanbaxii mucaaradku qorsheeyeen inuu shalay ka qabsoomo magaalada Muqdisho, kaas oo ay sheegeen in loogu hiilinayay...
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane lagu wado inuu ka qabsoomo shir xasaasi ah oo saddex geesood ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, mucaaradka ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo dowladda...
Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qaybgalayo caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, oo la qorsheeyay in ay dhacdo 12-ka May 2026.
Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya xilli uu shalay...
Waxaa magaalada Muqdisho shalay lagu arkay saddex diyaaradood oo dagaal oo Turkish ah nooca F-16, xilli ay socdeen mudaharaadyo ay mucaaradku ku diidan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya. Arrintan ayaa dhalisay hadal-heyn siyaasadeed iyo walaac ku saabsan xaaladda cakiran ee...
Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa xiray in ka badan 300 oo ruux oo Soomaali ah oo Dalkaas u tagay in ay kasii tahriibaan si ay u gaaraan Qaaradda Yurub oo hamigooda ah balse halis badan ay ku horgudban tahay sida...
Puntland ayaa ku dhawaaqay inay qaadi doonto tallaabooyin adag oo dhinaca sharciga ah oo ka dhan ah maxaabiiista kooxda Daacish, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii sanadkii hore iyo sanadkan ka dhacay Calmiskaad, iyadoo mas’uuliyiin sare ay ku baaqeen ciqaabo...
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay rasaas u adeegsatay dad banaanbax nabadeed ka dhigay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Xasan Cali Kheyre oo goor dhowayd la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka...
Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambayn aqbalay in dibadbaxooda uu ka dhaco Garoonka Cayaaraha ee Injineer Yariisow (Koonis Stadium) ee Magaalada Muqdisho halkaas oo horay ugu iclaamisay Dowladdu balse ay diideen.
Madaxweynihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd, Shariif Sheekh...
Warar hadda soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay hub ka qaadeen ilaaladii gaarka ahayd ee Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ah xoghayaha amniga ee Xisbiga Himilo Qaran, xilli uu marayay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.
Sida ay...









