Taliska Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa soo saaray digniin amni oo ku socota shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo iyo deegaannada kale ee maamulkaasi, iyagoo ka dalbaday inay ka fogaadaan goobaha loo asteeyay doorashooyinka soo socda iyo...
mucaaradka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku adkaystay inuu maalinta berrito ah dhicidoono bannaanbaxa ay kaga soo horjeedaan waxay ugu yeereen barakacinta iyo burburinta ka socota caasimadda, iyagoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay si xoog ah...
Ciidamo aad u hubeysan oo taabacsan Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Koonfur Galbeed, Laftagareen ayaa kasoo ruqaansaday gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland iyagoo usoo ruqaansaday dhanka gobollada Baay iyo Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ciidamadaan ayaa doonaya inay dib...
Waxaa goordhow ka furmaya hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho shir gaar ah oo ay yeelanayaan siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya, kaas oo si weyn isha loogu hayo, maadaama lagu wado inay si rasmi ah ugu shaaciyaan goobaha iyo degmooyinka ay ka...
Golaha Baarlamaanka ee dalka Türkiye ayaa ansixiyay heshiis taageero deeq ah oo nooc ahaan ah oo lala galay Somalia, iyadoo mudanayaashu ay muujiyeen sii ballaaranaya iskaashiga dhaqaale, amni iyo horumarineed ee Ankara la leedahay Soomaaliya. Doodihii ka dhacay Baarlamaanka Turkiga...
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa xabsiga dhigay seddax wariye oo ka howlgala magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya. wariyaasha la xiray ayaa kala ah : 01-Cabdishakuur Maxamed Maxamuud oo ka tirsan howl-wadeennada Somali Stream 02-Maxamed Ibraahim Bulbul oo...
Wasiirka Adeegga Dadweynaha ee Kenya, Geoffrey Ruku kormeer kedis ah ku tagay Xafiiska Maamulka iyo kan adeegga Dadweyne ee Ismaamulkaas waxa uu waayay qof kamid ah Shaqaalaha iyo maamulka waxaana xirnaa dhammaan qolalka shaqada & Xafiisyada. Waxa uu sheegay in...
Wufuud ka kala socotay Somaliland iyo ganacsato Israa’iili ah ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku yeeshay kulan diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ganacsiga iyo maalgashi ee labada dhinac, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo...
Laamaha ammaanka Kenya ayaa raadinaya koox ay ku sheegeen in ay katirsan yihiin ‘Al-shabaab’ Kuwaas oo qarxiyay goob laga qodo carrada loo adeegsanayo dhismaha waddada muhiimka ah ee isku xiraysa Kenya, Itoobiya & Soomaaliya. Dhimasho iyo dhaawac kama dhalan Qaraxaas...
Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa ka dagay doon laga leeyahay Imaaraadka Carabta oo ay afduubteen bishii hore, kaddib markii ay ku guuldarreysteen inay u adeegsadaan weerarro ka dhan ah maraakiib kale, sida ay saraakiil ka tirsan maamulka Puntland u...