Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeroyooday dagaal u dhexeeya laba beelood oo walaalo ah oo ku dagaallamay deegaanka Dooxada Laashimo ee hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah.
Dagaalka oo billowday shalay ayaa salka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray go’aanno cusub oo si ku-meel-gaar ah u saameynaya howlaha dib-u-habeynta dhulalka caasimadda Muqdisho, kadib cabashooyin xooggan oo ka yimid shacabka ku nool qaar kamid ah degmooyinka magaalada.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, Saalax Dheere oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa soo saaray wareegto madaxweyne oo tixraaceedu yahay Lr. 320, taas oo dib loogu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, G/le Sare Khaliif Cabdulle Maalin.
Wareegtada ayaa lagu caddeeyay in go’aankan loo qaatay...
Dowladda Burkina Faso ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka AS gaar ahaan sidii ciidanka Soomaalida loo siin lahaa khibrado la xiriira dagaalka.
Madaxweynaha dalka Burkina Faso, Kabtan Ibrahim Traoré, ayaa la kulmay Wafdi sare...
Xaalad degganaansho ah ayaa saaka dib ugu soo laabatay xaafadda Warlaliska ee degmada Deyniile, kadib iska horimaad culus oo shalay galab illaa xalay fiidkii halkaasi ku dhex maray ciidamada dowladda iyo shacabka deegaanka.
Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamada dowladda...
Maxkamadda Federaalka ee gobolka Missouri ee dalka Maraykanka ayaa maanta xukun adag ku ridday muwaadin Soomaaliyeed oo lagu helay dambi la xiriira afduub sababay dhimasho.
Mahamud Tooxoow Maxamed, oo 44 jir ah, ayaa Garsooraha Maxkamadda Degmada ee Maraykanka, Megan B....
Ciidanka Booliiska ee Saldhigga Xamar Jajab ayaa si xoog ah ku ka xeystay Wariyaha Shabelle Shugri Caabi Cabdi iyo Muuqaal Duubbe Cabdullaahi Cabdifitaax Siidoow, xili ay ku guda jireen sameynta sheeko ku saabsan barakicinta Shacabka ee ka socota Muqdisho.
Askartaan...
Ciidamo u xilsaarin dhul-boobka, oo boob iyo barakacin ka bilaabay dhulal ay degganyihiin dad shacab ah oo ku yaal xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, ayaa iska caabin adag kala kulmay dadka deegaanka caawa.
Dalkaas oo dhacay goor...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, kadib markii uu tixraacay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu la tashaday Madaxweynaha...
Ciidamo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa saakay xiray waddada gasha xabsiga dhexe ee magaalada, taas oo hormarta Dekedda Muqdisho, iyaga oo ka cabanaya mushaar la’aan muddo dheer soo jiitameysay.
Qaar kamid ah askartaas oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay...









