Maraykanka ayaa sheegay inuu duqayn cusub oo cirka ah ay ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray howlgalka AFRICOM. Taliska Africom ayaa sheegay in duqayntu ay beegsatay garabka ISIS ee ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno katirsan Ururrada Bulshada Rayidka iyaga oo kawada hadlay xaaladda guud ee Dalka isla markaana isku dhaafsaday talooyinka muhiimka ah. Xamsa Cabdi Barre ayaa soo dhaweeyay talooyinka uga...
Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage lagu celiyay barkontarool oo ku taala magaalada muqdisho isagoo watay hub culus iyo gaadiid ciidan, arrintaas oo si degdeg ah u dhalisay muran iyo gacan ka hadal. Ilo xog-ogaal ah ayaa tilmaamaya in maalmahan dambe uu...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay mowqifkooda ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo ku xiray ka qeybgalka wadahadal kasta shuruudo adag oo la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in casuumaadda...
Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay roob xooggan oo saamayn taban ku yeeshay isu socodka waddooyinka muhiimka ah ee Caasimadda iyo Xaafadaha, waxaa joogsaday isu gudubka Gaadiidka sababo la xiriira biyaha xareedda oo fadhiistay goobaha biyo degeenka ah. Waddooyinka roobka u...
Wasiirkii hore ee Duullista hawada Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in ay iska casishay xubinnimada Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka JSP sida ay ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook. Fardowsa ayaa ahayd Xoghayaha Batroolka iyo Macdanta ee...
Duqayn xooggan oo loo malaynayo inay fuliyeen ciidamada Maraykanka ayaa maanta lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Daacish. Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in duqayntan ay daba socotay iska horimaadyo socday tan iyo shalay, kaas...
Dowladda Uganda ayaa baddeshay Ciidankii Soomaaliya ka joogay iyada oo soo dirtay ciidamada loo yaqaan kuwa Dagaalka ee Kooxda 47 kuwaas oo si ka duwan ciidankii hore uga howlgallaya Soomaaliya sida ay ku warrameen Saraakiil katirsan Ciidanka UPDF. Ciidankaan ayaa...
Dr: Faarax Maxamed Cabdi oo muddo 12 berri ah afduub loogu haystay degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa maanta dib u helay xorriyadiisa. Qaar kamid ah Odoyaasha dhaqanka gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in ay kala soo wareegaan maleeshiyaadkii haystay...
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada uu haatan wado ee la xiriira maamulkaasi, maadaama horay looga adkaaday, lagana saaray magaalada Baydhabo. Ugu horreyn Lafta-gareen ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay madaxweynaha sharciga...