Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in lagu muujiyo kaalinta saxafiga iyo xaqa ay u leeyihiin in cid kasta ay gacan ku...
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Yemen ayaa sheegay in markab shidaal sida oo ku sugnaa xeebaha gobolka Shabwa ay la wareegeen rag hubeysan oo aan la aqoonsan, kuwaas oo markabka u jiheeyay dhanka xeebaha Soomaaliya.
Ad
War kooban oo ay soo saareen ciidamada...
Siyaasiyiinta mucaaradka ee ka soo hor jeeda Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta Shir jaraaid ay ku qabteen Caasimadda Muqdisho waxa ay kasoo saareen war-saxaafadeed degdeg ah ay kaga hadleen xiisada kala dhaxeeysa Dowladda kadib wadatashiyo ay la...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah looga guuro dhulka ay leedahay Jaamacadda Soomaaliya oo ay deggen yihiin dad shacab ah.
Amarkan ayaa la soo saaray...
Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Danjire cusub usoo magacawday Soomaaliya, waxaa xilkaas loo igmaday Taliyihii hore ee Ciidamada Dalkaas, Kornayl Cismaan Dubbad Sugule oo door muuqda ka qaatay qorshihii ciidanka Wiil walaal lagu keenay Dalka December 2011.
Cismaan waxaa lagu baddelay Maxamed...
Walaaca laga qabo burcad-badeednimada ayaa si degdeg ah uga sii xoogaysanaya gobolka Geeska Afrika, kadib markii laba markab la afduubtay iyo dhacdooyin kale oo shaki leh oo laga soo sheegay galbeedka Badweynta Hindiya, taasoo keentay in saraakiisha amniga badda...
Garoonka diyaaradaha ee Amiir Maxamed Bin Cabdulcasiis ee magaalada Madiina ayaa Khamiistii si rasmi ah u bilaabay qaabilaadda duullimaadyadii ugu horreeyay ee xujeyda sanadkan, kuwaas oo ka kala yimid dalalka Soomaaliya, Aljeeriya, Marooko iyo Filibiin.
Maamulka socdaalka Sacuudiga ayaa sheegay...
Taliska Hawlgalka Badda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in dagaalka ka socda Iran uu qeyb ka yahay kororka cusub ee burcad-badeednimada ka bilaabatay xeebaha Soomaaliya, taasoo walaac weyn ku abuurtay amniga marin-biyoodka caalamiga ah ee ugu mashquulka badan.
Warbixinta ayaa...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Hoggaanada, Qeybaha, Fadhiyada Madaxa-bannaan, iyo talisyada Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.
Kulanka...
Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo magaalada Muqdisho, oo uu ku tilmaamay mid ka mid ah goobaha diblomaasiyadeed ee ugu khatarta badan caalamka.
Qoraal uu...









