Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaano dhowr oo ka tirsan gobolka Galguduud. Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa Kumaandooska Danab wuxuu si gaar ah uga fuliyay deegaanada kala ah...
Wasaarada Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa baahisay sawir muujinaya Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo la taagan Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gideon Sar. Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, oo isaga laftiisu baahiyay sawirka, ayaa sheegay in sawirada dabaaldegyada ee kasoo gaadhaya...
Senator Cismaan Abukar Dubbe, oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa iska casilay kursigiisii, isaga oo sheegay in uu u dulqaadan waayay cadaawad uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku hayo bulshada uu kasoo jeedo...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinta Isniinta yeelanaya kulan degdeg ah, kaddib go’aankii Israa’iil ay ugu aqoonsatay gobolka Somaliland inay tahay dal madax-bannaan. Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli xiisadda diblomaasiyadeed ay cirka isku shareertay, maalmo un ka hor inta...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay saddex xeer oo muhiim ah, kuwaas oo horay ay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirrada iyo Golaha Baarlamaanka Dowladda Jubaland, kuwaas oo kala ah. 1. Xeerka Wax ka Beddelka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed khadka taleefanka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qadar, Shiikh Tamiim Binu Xamad. Qoraal ka soo baxay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Shiikh la wadaagay...
Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxamed Cali Kaariye, oo kamid ah culimada Somaliland, kadib markii uu baraha bulshada ku baahiyay qoraal uu kaga soo horjeeday aqoonsiga ay shalay dawladda Israa’iil siisay Somaliland. Kaariye ayaa qoraal uu ku baahiyay...
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa si rasmi ah u ku dhawaaqay in Somaliland loo aqoonsaday dowlad madax-bannaan oo leh madax-bannaani buuxda. Tallaabadan taariikhiga ah waxaa ka dhashay saxiixa bayaan wadajir ah oo is-afgarad ah, kaas oo lagu saxiixay...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Dhiggiisa Kenya William Ruto iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in kulan saddex geesood ah ku yeeshaan Magaalada Nairobi. Kulanka waxaa diiradda lagu saarayaa xiriirka saddexdaan dal ee xuduud wadaagga...
Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Maxaa-Siciid & Qaahira waxaa saakay ku dagaalamay ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ah iyo Al-Shabaab sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah. Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee Macawiisleyda ah ayaa sheegay...