Dowladda Mareykanka ayaa diiday fiisaha gelitaanka shan qof oo u ololeeya arrimaha dijitaalka, kuwaas oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u dhashay Boqortooyada Ingiriiska (UK). Dowladda Mareykanka ayaa ku eedeysay in shaqsiyaadkan ay cadaadis ku saareen shirkadaha baraha...
ka fikir inta aadan qorin,lawadaagin,ama faafin
ka fiiso ka ho inta aadan wax soo dhigin
U Isticmaal baraha bulshada mideyn
Ha u isticmaalin kala qay-bin.
Noqo cod nabadeed iyo isku-duubnin bulsho
#DigitalResponsibility #YouthForPeace #barahabulshadaiyonabadda
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa soo saaray baaq madaxweyne oo ku aaddan xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanno ka mid ah Koonfur Galbeed, taas oo saameyn ba’an ku yeelatay nolosha shacabka, gaar ahaan...
Ciidanka Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay askari ka tirsan ciidanka dowladda eedaysann qalqal galin dadweyne.
Askariga ku eedeysan qalqal galinta dadweyne ayaa lagau magacaaba Dable Xuseen Idoow Cabdullaahi,...
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday xog xanuun badan oo muujineysa in 8,000 oo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen dagaalka muddada 18-ka sano ah ka socda Soomaaliya.
Tiradan naxdinta...
Laamaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ku raadjooga Koox hubaysan oo weerar jidgal ah ku qaadday Gaari noociisu yahay Toyota Probox oo u socday Aroos kaasoo marayay duleedka Deegaanka Laanjabane ee Gobolka Galgaduud.
Inta la xaqiijiyay weerarkaas waxaa ku dhintay 3...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo si rasmi ah u ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026, taas oo gaareysa $1,386,807,242 (hal bilyan, saddex boqol iyo sideetan milyan, sideed...
In ka badan 4.6 milyan oo qof oo ku nool guud ahaan Soomaaliya taas oo u dhiganta ku dhowaad rubuc dadweynaha, ayaa saameyn ku yeeshay xaaladda abaaraha, sida ay sheegeen UNka.
“Saaxiibada gargaarka ayaa tilmaamaya in ugu yaraan 120,000 qof...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay 11 eedaysane oo dhamaantood ah askar ah ka tirsan ciidanka, kuwaas oo lagu soo qabtay iyagoo si sharci darro ah hub uga dhex sita bartamaha magaalada Muqdisho.
Talaabadan lagu soo qabtay askartan ayaa...
Dowladda Mareykanka ayaa dib ugu yeertay ku dhowaad 30 dublamaasi oo sare, kuwaas oo uu ku jiro Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, tallaabadan oo qeyb ka ah dib-u-habeyn lagu sameynayo siyaasadda dibadda ee Mareykanka, si ay ula jaanqaaddo ajendaha “America...









