Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta khamiista ah ay ka dhacaan dooashooyinka Golahada Deegaanka gobolka banaadiR taas oo uu ka jio khilaaf xoogaan, waxana jia cabashooyin badan oo ku saabsan qaabka ay u dhaceyso Doorashadaas,Dadka...
Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray warbixin rasmi ah oo uu kaga jawaabayo hadal uu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku duray qadiyada Taiwan, kadib wareysi uu siiyay telefishinka CGTN 21-kii Diseembar 2025. Warbixinta ayaa lagu sheegay in...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed  S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi  ( Diyaano), ayaa sheegay in maalinta khamiista ah oo ay taarikhdu ku beegan 25 ka Decembar 2025, la xadidi doono guud ahaan dhaqdhaqaaqa magaalada si dadku nabadgalyo ugu codeeyaan doorashooyinka la...
Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) ee Magaalada Muqdisho la joojin doonno 25ka Bishaan sabab la xiriirta Doorashada ka dhacay Gobolka Banaadir. Warqad kasoo baxday Maamulka Hay’addaan ayaa lagu wargeliyay...
Xiisad ka dhalatay nin la sheegay in uu yahay Nabadoon oo lagu xiray Degmada Jalalaqsi ayaa saamaysay nabadgalyada iyo howlaha shaqo ee Maamulka Degmadaasi kaddib markii kooxo hubaysay ay isku dayeen in ay si xoog ah usii daayaan nabadoonkaas. Sida...
Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda isbeddelaysa ee Soomaaliya iyo howlaha Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Doodaha kulanka ayaa xoogga lagu saaray...
Ambrose Kimiti, oo ah dhakhtar Kenyan ah kana tirsanaa kooxda daad-guraynta caafimaadka ee Qaramada Midoobay (UN) ee ka hawlgasha Soomaaliya, ayaa fariin muuqaal ah u diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, Madaxweynaha Kenya William Ruto, iyo shacabka...
Dalka Koofur Afrika gaar ahaan magaalada Johannesburg waxaa ka dhacday toogasho wadareed lagu dilay ugu yaraan 9 qof halka lagu dhaawacay in ka badan 10 ruux sida ay ku warrameen saraakiil katirsan hay’adaha ammaanka Dalkaas. Koox aan la aqoonsaday ayaa...
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo adkeeyo marin biyoodka Badda Cas. Madaxweyne Al siisi ayaa arintaan ku micneeyay iyadoo la tixgelineyo in...
Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigtay markii labaad oo kasoo ambabaxay dalka Venezuela sida ay ku warrantay Waaxda Amniga Gudaha Dalkaas oo warbixin hordhac ah kasoo saartay howlgalkaan qorsheysnaa ee dhacay. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhowaan amar ku bixiyay...