Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Kismaayo ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Shirkan oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, amni, dhaqaale iyo bini’aadantinimo ee Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed xasaasi ah. War-murtiyeedkan...
Taliyaha cusub ee Ciidanka Uganda ee ku sugan gudaha Soomaaliya kana tirsan Howlgalka AUSSOM, Jeneraal Kayanja Muhanga, ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Joseph Musoke Ssemwanga. Taliyhii hore ayaa looga mahadceliyay kaalinta uu ka qaatay howlgallada ka dhanka ah...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddi ka kooban 23 xubnood, kuwaas oo loo xilsaaray inay baadhitaan ku sameeyaan rabshadihii sababay dhimashada dadka badan ee horaantii bishan ka dhacay magaalada Borama. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada, oo uu...
Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin badan oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib markii halkaasi uu Aabe Soomaaliyeed ku gowracay gabar uu dhalay. Aabaha ayaa la sheegay inuu gabadhiisa ku gowracay duuleedka degmada Baardheere,...
Wasiirka Difaaca ee dalka Kenya, Soipan Tuya, ayaa booqasho shaqo ku timid dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Kismaayo ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland, halkaas oo ay ku booqatay ciidamada Kenya Defence Forces (KDF) ee ka howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo...
Booliiska Soomaaliya waxaa la aasaasay 20kii December sanadkii 1943dii, maanta waxaa laga joogaa 82 sano, Madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaankooda hambalyo u diray saraakiisha & Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabad lagu maamuusayo maalintaan ayaa lagu wadaa in lagu qabto Magaalada Muqdisho...
Xubnaha Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa isku fahmi la’ shirka uga socda Magaaladaas oo galay maalintii 3aad laguna wado in lasoo gabagabeeyo lagana soosaaro warmurtiyeed laga sugayo shirkaan. Sida ay xaqiijieen ilo ku dhow shirka, xubnaha mucaaradka...
Dhaqtar takhasuskiisu yahay Suuxinta Dadka la qalayo una dhashay Dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Frédéric Pechier ayaa lagu helay kiis la xiriira in uu si ula kac ah u dilay in ka badan 30 Bukaan sida lagu sheegay eedda...
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaasi oo Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tegay safar shaqo oo hal maalin ah,...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa weerarka afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlayay shirka magaalada Kismaayo uga furmay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inaan madaxweyne Xasan Sheekh...