Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibraahima Diene, iyada oo ay goob joog ka ahaayeen La-Taliyaha Amniga...
Samira Gaid oo ah falanqeeye arrimaha amniga oo ka tirsan hay’adda Balqiis, ayaa sheegtay in aysan kala caddayn sida isbeddellada dastuurka uu u saameyn doono siyaasadda dalka ama muddo xileedka madaxweynaha ee haatan.
Samira, oo la hadashay wakaaladda wararka Reuters,...
Taliyaha ciidanka AUSSOM), Gen. Sam Kavuma, ayaa booqday magaalada Mubaarak oo dhowaan laga saaray kooxda Al-Shabaab, si uu u qiimeeyo heerka diyaargarowga dagaal ee ciidamada howlgalka Midowga Afrika iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.
Booqashadan ayaa timid kadib hawlgal wadajir ah...
Ururka caalamiga ah ee International Press Institute (IPI) ayaa si adag u cambaareeyay dilka weriyaha Soomaaliyeed Abshir Khaliif Shidane, oo toddobaadkii hore lagu dilay magaalada Kismaayo. Ururku wuxuu sheegay in dhacdadani ay tahay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhan...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta saxiixay dastuurka cusub ee dalka, kaddib markii 4-tii Maarso ay ansixiyeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Munaasabadda saxiixa oo ka dhacday madaxtooyada, halkaas oo ay ku sugnaayeen guddoonka labada aqal, ayuu...
Abuukaate Cabdiwaaxid Warsame Cabdullaahi oo ah Garsoore Soomaaliyeed ayaa ku biiray Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika, waxaa lagu dhaariyay meertada 25aad ee shir madaxeedka Dallada EAC.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu hor dhaariyay Abuukaate Cabdiwaaxid Warsame, waxaana uu katirsan yahay...
Madaxweynaha maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo gabagabeeyay wadatashi ku aaddan isku shaandhaynta Golihiisa Wasiirrada oo qaarkood xilka ka tuuri doonno sida wararku sheegayaan.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa u arka qaar kamid Wasiirrada Xukuumaddiisa in aysan lahayn...
Taliska Ciidanka Cirka, Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji ayaa maanta xilka kala wareegay ahaa Kaaliyaha Taliska Cirka isla markaana ahaa Siihayaha xilka Taliyaha Ciidanka Cirka, Gaashaanle Sare Cali Ibraahim Cabdi.
Munaasabad kooban oo ku qabsoontay xarruunta Taliska ayaa waxaa goobjoog ahaa...
Dhacdo murugo leh ayaa ka dhacday qabuuraha Sheekh Ooyaaye ee magaalada Jowhar, kadib markii Cali Maxamuud Axmed Talaad (Cali Muran) uu ku geeriyooday weerar shinni oo ka dhacay xilli uu ka qeyb galayay aaska walaashiis Madiino Maxamuud Axmed Talaad.
Weerarka...
waxaad ku soo dhawataan barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Sidee kor looga qaadi karaa wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo loo marayo barnaamijyada7 Raadiyaha iyo Baraha Bulshada
Waxaa fulinay Barnaamijka Juba Foundation.
Waxana maalgalinaya AFSC
waxaa soo jeedinaya salad muuse...









