Abaarta xoogan ee ka taagan deegaanada maamulka Puntland ayaa keentay in qiimaha maciishadda daruuriga ah uu si weyn kor ugu kaco, iyadoo dadku wajahaan dhibaato nololeed oo isa soo taraysa.   Deegaannada sida Garoowe, Boosaaso, Qardho iyo dhulalka miyiga ayaa si...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Caasimadda ay kasoo kabatay dhibaatooyinkii ka dhex jiray muddo kahor, waxa uu bogaadiyay cid weliba oo qayb ka qaatay nabadda hadda ka jirta. Muungaab ayaa sheegay...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in dhowaan ay soo dhammaystiri doonnaan tirada ka dhiman 10ka kun ee Macallin ee Horay Wasaaraddu u ballanqaadday. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 22kii...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa maanta dil toogasho ku fuliyey askari ka tirsanaa ciidanka Booliska gaarka ah ee maamulkaas oo dhawaan qof shacab ahaa u dilay lacag dhan laba doolar. Askarigan xukunka toogashada lagu fuliyay ayaa nin masaafur ahaa oo...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirrada. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa xilka looga qaaday qaar ka mid ah wasiiradii hore, waxaana sidoo kale lagu magacaabay...
Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS waxaa maanta la horgeeyay sharciga Boliiska Soomaaliyeed oo wax ka baddel lagu sameeyay, waxaa qodobada qaar doodo ka keenay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo dul istaagay qodobadaas. Xubno katirsan Guddiga Arrimaha Gudaha & Amniga Baarlamaanka...
War kasoo baxay Ciidamada Badda Dowlad-Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay Degmada Xeebta leh ee Eyl in lagu qabtay Doon wadday Budooyinka loo adeegsado Qaraxyada iyo 7 ruux oo la socotay. Dadka la qabtay ayaa...
Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab. Howlgalkaan ciidanka Daraawiishta Jubbaland ka sameeyeen magaalada Qooqaani ayaa ahaa mid lagu xaqiijinaayay amniga guud ee magaaladaas iyo deegaanada ku dhadhaw. Taliyaha...
DowladdaTurkiga ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha saldhigga hawada sare ee laga gano gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, kaas oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo gudaha Soomaaliya. Tani waxay ku soo beegmaysaa xilli Ankara ay si xowli ah ugu socoto inay...
Xukuumadda Dan-Qaran ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maalmo gudahood kula kulmay wakiillo kala duwan oo danaynaya ka qaybgalka arrintaan. Xamsa Cabdi Barre ayaa fadhi gaar...