Dowladda Eritrea ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday xubinnimada urur gobolleedka IGAD, kaddib warsaxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi. Eritrea ayaa ku eedeysay IGAD inuu lumiyey doorkiisii sharci iyo awooddii looga baahnaa...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay ajandaha shirka mcuaaradka isugu imaan doonaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in ujeeddadiisu tahay in la helo aragti mideysa mucaaradka Soomaaliya.
Shariif Sheikh Axmed ayaa tilmaamay in shirka Kismaayo uu diiradda...
Dood si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha badda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika oo ka dhacday Guddiga Arrimaha Dibadda ee Senate-ka Maraykanka, ayuu Senator Ted Cruz uu ka sheegay in Somaliland ay muhiim u tahay istaraatiijiyadda Maraykanka ee...
Deegaanno katirsan Gobolka Bakool ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka barakacay qoysas badan oo saamayn taban ku reebtay abaarta ka jirta qaybo kamid ah Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, qaar kamid ah Dadkaan ayaa gaaray Gobolka Jubada Hoose.
Xoolaha oo haraad...
Laamaha Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen dil xalay ka dhacay caasimadda Galmudug.
Wararka ugu danbayey ee aan helayno ayaaa sheegaya in qaar ka mid ah ragga la qabtay ay wateen hub...
Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo sheegay in uu afduubtay mid ka mid Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Gaashaanlle Cabdifitaax Aadan Xasan...
Xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale u soo baxay meel ay kusii badanayaan kalluumeysiga sharci darrada ah, sida ay ku warameen Maritime Fairtrade.
Warbixinno dhowaan soo baxay ayaa muujinaya in maraakiibta Shiinaha ay si sharci-darro ah uga hawlgalaan biyaha Soomaaliya, taas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Sacuudi Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax Al-muwalad.
Kulankan ayaa looga hadlay dadaallada Dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed...
Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Booliiska iyo kuwa Milatariga ee Dowladda Soomaaliya laga saaray dhinacyada lagu eedeeyay askaraynta carruurta ee goobaha dagaalka.
Tallaabadan ayaa waxaa Qaramada Midoobay ku tilmaantay guul weyn oo muujineysa sanado badan oo shaqo...
Qarax xoogan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir kaasoo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Sida wararku sheegayaan qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah ayaa waxaa ka dhacay xerada ciidamada Jen. Dhegabadan (Ex Warshadii hore ee...









