Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal duqeyn ah oo saacadihii la soo dhaafay Diyaarado dagaal ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe.
Qoraal kooban oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta lala beegsaday degmada Jilib...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay 7 mas’uul oo uu u igmaday xilal badhasaab oo cusub, isla markaana uu xilalkii kaga qaaday 4 mas’uul oo hore u hayay xilal heer gobol...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanno hoos yimaada magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.
Duqeymaha ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaarey dad rayid ah oo ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in dadka Soomaaliyeed aan weli loo diyaarin hannaan doorasho oo dhab ah oo qof iyo cod ah, isla markaana uu jiro khatar weyn oo ku...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo wado nadiifin ah oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee gobolka Baay.
Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamadu...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay dadka tahriibayaasha Soomaaliyeed iyo xildhibaan Ilhan Omar intii uu socday kulan diiradda lagu saarayay hoos u dhigista kharashaadka nolosha ee dadka Mareykanka.
Madaxweyne Trump ayaa dhowr jeer si gaar...
Ganacsatadii dalkooda aaminay si ay nolol maalmeedkooda ugu helaan suuqyadada kala ah Xamarweyne & Suuq-bacaad ayaa dhiban waxaana kudhawaad 10-Maalmood xiran Ganacsiyadooda Kadib Lacago Xad dhaaf ah oo Canshuur u eg oo lagu soo rogay Dadkas.
Maamulka Canshuuraha Bariga ayaa...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay si kulul u cambaarenayaan xadgudubyada isugu jira handadaad, jir-dil iyo xarig ka dhacay xaafadda Dab-dhamiska ee degmada Wadajir.
"Sida ay Madashu ogaatay, shacabka deegaanka ayaa la kulmay dhibaatooyin kala duwan, iyadoo kuwo badani...
Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan oo amni ka fuliyay deegaanka Towfiiq ee hoos taga Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday kooxo ka tirsan Al shabaab oo ay sheegeen in ay...
Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Khaadka oo ay ku sheegeen in uu dhibaato wayn ku yahay amniga, dhaqaalaha & waxqabadka Bulshada sida ay hadalka u dhigeen.
Waxa ay sheegeen in ku dhowaad nus...









