urkey ayaa qorshaynaya inuu bilaabo qodista khayraadka tamarta hydrocarbons-ka ee xeebaha Soomaaliya sanadka 2026, kaddib marka la soo dhammeeyo natiijooyinka daraasaddii lagu sameeyay xeebaha Soomaaliya.
Sida uu sheegay Wasiirka Tamarta Turkiga, Alparslan Bayraktar, oo Arbacadii la hadlay warfidiyeennada, Ankara waxay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdima ee lagu muransanyahay (GMDQS) ayaa soo saaray warqad digniin rasmi ah oo ay ku adkeynayaan in la xoojiyo fududeynta ololaha doorashada iyo habsami u socodka qaadashada Kaararka Codbixiyaha, gaar ahaan Degmooyinka...
Madaxweyne Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan u safro dalka Qadar, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami ah.
Sida qorshaha yahay Madaxweynaha ayaa goobjoog noqon doona madasha Dooxa Forum oo qabsoomeysa inta u...
Magaalada muqisho ee caasimada soomaaliya waxa ka taagan xaalad quus ah oo ay qabaan Bulshada ku nool, ka markii ciidamo k tirsan Dowlada ay Bilaabeen in ay Guryaha albaabada kala Baxaan Canshuur Darteed.
Muuqaallo lagu Baahiyay Baraha Bulshada Ayaa muujinaya...
Dowladda Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan codsiyada socdaalka ee ka imaanaya 19 dal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saartay. Tallaabadan ayaa timid toddobaad kadib weerarkii lagu dilay labo askari oo ka tirsan National Guard oo...
Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel, uu sheegay in Soomaaliya ay hadda noqotay meel uu saamayn weyn ku leeyahay Turkiga,halkaas lagu tijaabinayo gantaalka Tayfun oo Turkigu, kaas oo...
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay hadalladii dhaleeceynta ee dhawaan ka soo yeerayay Madaxaweynaha Dowladda Mareykanka, Donald Trump.
Ra’iisul wasaaraha ayaa caddeeyay in Trump aysan cusbeyn dhaliishiisa caalamka, isagoo dalal badan ku qaaday weerar dhinaca...
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale si adag uga hadlay burburinta ay weli ku wado dowladda Fedaraalka dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed uu soo saaraya Xisbiga Himilo...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu si toos ah ugu weeraray bulshada Soomaalida ee ku nool dalkaas, isaga oo ku tilmaamay “qashin” aan mudnayn in lagu soo dhaweeyo...
Laba maalin kahor kulan si qarsoodi ah Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay Ganacsade Gallad, oo lagu sheegay inuu madaxweynaha ka iibsaday dhulka Deyniile, lacag gaareysa 27...









