Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa barqonimadii maanta gaaray Dalka Tanzania halkaas oo uga qaybgalayo shir madaxeedka meertada 25aad ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika ee EAC.
Waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Tanzania iyo...
Maanta oo kale todobaadkii hore ayuu qarxay dagaalka saamaynta taban ku reebay guud ahaan Caalamka ee u dhaxeeya Maraykanka oo garab ka helaya Xulufo ay kamid tahay Israa’iil oo dhinac ah iyo Iiraan oo iska caabbin kala hortagtay.
Xukuumadda Tehran...
Magaalada Caruusha ee Dalka Tanzania waxaa maanta ka furmaya meertada 25aad ee shir madaxeedka Dalalka ku bahoobay Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxaa madaxda ka qaybgalaysa kamid ah Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka inta uu socdo waxaa dhinac soconaya kulamo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa duhurnimadii maanta ka safray Magaalada Muqdisho isaga oo ka qaybgalaya meertada 25aad ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo berri ka dhacaya Caruusha.
Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa qayb ka ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay xil-haynta hay’adaha dowladda, kadib markii la meel mariyay dastuur cusub oo dhigaya in muddo-xileedka hay’adaha dowladda uu noqdo shan sano.
Aadan Madoobe...
Maamulka Yuhuudda ayaa soosaaray amar ku saabsan in jimcaha maanta ah la joojiyay in Salaadda Jimcaha lagu tukado Masjidka Al Aqsaa iyada oo sabab uga dhigtay culayska ay kala kulmayso Iiraan oo duqaymo culus ku beegsanaysa dhulka uu maamulkaas...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay diblomaasiga Mareykanka James Swan inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Democratic Republic of the Congo.
War-saxaafadeed kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu...
Maamulka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo Burte Xasan Maxamed Cabdi iyo Duqii Magaalada Cabdisalaan Cali Maxamed, kadib dhacdooyin la xiriiray xubno ka tirsan shaqaalaha doorashooyinka oo la xirxiray iyo qalabkii diiwaangelinta doorashada oo la qaatay.
Wararka laga...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 299, kaas oo lagu magacaabay Wasiirro, Wasiir-dowle iyo Wasiir ku-xigeenno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Fulinta ee Galmudug.
Magacaabistan ayaa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka, howlgalada ka dhanka ah...









