Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci dib loogu furayo howlaha hay’adaha dowladda oo hakad ku jiray muddo 43 maalmood ah.
Hakadkan ayaa bilowday kadib markii Madaxweyne Trump iyo Baarlamaanka ay isku khilaafeen miisaaniyadda dhismaha derbiga uu doonayay in laga...
Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqday warshado wax soo saar oo ku yaalla gudaha dalka Aljeeriya, isagoo dhageystay warbixinno la xiriira horumarka ay gaareen.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa tagey Warshadda Daawooyinka dalka Aljeeriya iyo Xarunta Garaadka Macmalka ah...
Dawladda federaalka Soomaaliya waxay soo rogtay Nidaam fiise midaysan oo elegtaroonig ah. Kaas oo qasab kaga dhigaya qof kasta oo u safraya Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto, in uu internetka ka dalbado isaga oo ka dalbanaya hay'ada socdaalka...
Xiisad siyaasadeed oo cirka isku shareertay ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhex dhalatay Xisbiga Cadaaladda iyo Wadjirka (JSP), kadib markii garab kamid ah xisbiga uu si lama filaan ah ugu dhawaaqay in Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) uu yahay...
Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo si buuxdo u la wareegay gal dacwadeed ka dhan ah Kooxo hubaysan oo ku eedeysan...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooyinka, kaas oo la sheegay inuu ka dambeeyay dhowr qarax oo lagu dilay saraakiil ciidan.
Ninkan oo lagu sheegay inuu ahaa ajnabi, ayaa lagu toogtay howlgal...
Tan iyo markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib ugu soo laabtay xukunka Soomaaliya bishii May 2022, dowladda uu hoggaamiyo waxay bilowday dagaal lagu sheegay “xoreyn iyo badbaadin dalka.” Si kastaba ha ahaatee, muddo saddex sano gudahood ah, kooxda Al-Shabaab...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo nin dhimirka ka xanuunsanaa lagu dilay kadibna meydkiisa la...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa lagu dilay Marxuum Maxamed Baashe Xasan, ka dib markii uu fal dil ah u geystay eedaysane goobta ka baxsaday.
Booliska ayaa sheegay inay fuliyeen hawlgal degdeg ah...









