Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Khamiis ah martigelisay munaasabado dhowr ah oo lagu xusayay sanadguuradii 25-aad ee ka soo wareegtay shirkii nabadda ee Carta, shirkaas oo ahaa kii 2000-aad ee aasaaska u ahaa dhismihii dowladnimada KMG ah ee Soomaaliya...
Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala marin-biyoodka u dhow xeebaha Soomaaliya, kaddib markii lagu arkay dhaqdhaqaaqyo shaki leh oo ay sameynayeen doonyo shiraac ah, kuwaas oo la rumeysan yahay inay...
Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula yeelatay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka ee Finland oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’addaas.
Kulankan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo uu kaga hadlay arrinta Badda Cas, kaas oo lagu sheegay in Itoobiya sharci ahaan, taariikhi ahaan, juqraafi ahaan, iyo dhaqaale ahaanba ay xaq u leedahay...
Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo dadka lagu eedeeyay in ay hurinayaan colaadaha u dhexeeya beelaha, isla markaana dhiirrigeliya rabshadaha iyo dilalka aargoosiga ah.
Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan...
Dowladda Uganda ayaa maalmaha soo socda ciidamo cusub u soo diraysa gudaha Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya (AUSSOM).
Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Dhulka Uganda, Jeneraal Sare Francis Takirwa, ayaa la hadlay guuto cusub oo askar Ugandha...
Madaxweynaha waqtigiisa sii dhamaanaya ee soomaaliya xasan sheikh maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay Garaan Dalka Jabuuti, si maalinta Biri ay ugu Qeyb Galaan shir loogu Mahadcelinayo Dowlada Jabuuti kaalintii ay...
Urur-goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in in ka badan 3.5 milyan oo qof ay ku barakaceen guud ahaan dalalka xubnaha ka ah xaaladaha cimilada, taas oo hoosta ka xariiqday baahida degdegga ah ee loo qabo in la qaado...
Cutubka gaarka ah ee Special Operations Group (SOG) ee dalka Kenya ayaa guul weyn ka gaaray howlgal ay ku fashiliyeen weerar argagixiso oo ay maleeshiyada Al-Shabaab qorsheynayeen inay ka fuliyaan deegaanka u dhexeeya Welmerer iyo Yumbis ee gobolka Garissa.
War...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta (UAE) horey u jebiyay xayiraadda hubka ee lagu soo rogay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, kadib markii la ogaaday in qalab miltari oo lagu sameeyay UK oo laga iibiyay Imaaraatka lagu...









