Waxaa sii kordhaya dilalka ku saleysan aanooyinka qabiilka ee ka dhaca inta badan deegaanada gobolada Galgaduud iyo Mudug, iyadoo sacaadahii lasoo dhaafay deegaan hoostaga Balanbale lagu dilay Aabe iyo wiil uu dhalay. Aabaha iyo wiilkiisa la dilay ayaa lagu kala...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 09 ee 28-da Oktoobar 2025, kuna saabsan kala dirid Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland Madaxweynaha Puntland. Markuu arkay: Qodobka 80-aad, faqraddiisa 19-aad iyo Qodobka 87-aad ee...
Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa xal u raadinaysa dilalka aanooyinka la xiriira ee Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Siciid Deni ayaa kulan arrintaas ku saabsan la qaatay Isimada Dhaqanka, hay’adaha amniga & mas’uuliyiin kale. Hay’adaha ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidanka dowladda ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay  kontoroolka lagu magacaabo Buurta Cali Janaale oo ah...
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo DTM (Displacement Tracking Matrix) ayaa muujisay in inta u dhaxaysay Janaayo ilaa Agoosto 2025, ay 5,435 muhaajiriin Soomaali ah gaareen Yurub, iyagoo u soo maray badda iyo dhulka. Warbixintan ayaa waxay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Wasiirkii Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan. Wareegtada uu soo saaray Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre , ayaa loogu magacaabay Wasiirka...
Waxaa jirta khatar soo wajahday dadka rayidka ah iyo diyaaradaha. Dowladda dhexe ayaa gacan yar ka heysata magaalooyinka waaweyn iyo dekedaha, iyadoo ay weli socdaan weerarrada ka imaanaya kooxaha xagjirka ah ee lagu bar tilmaameedsanayo dadka rayidka ah ee...
Soomaaliya sanadihii ugu Dambeeyay waxaa aad ugu socday arin muran Badan dhalisay oo ah xaraashka dhulka Danta Guud, iyo kan ay shacabka Deganyihiin,Dhul Badan oo horay ugu jiray gacanta Bulshada Gaar ahaan Guryaha Dadka Danyarta ah ayaa lagu wareejiyay...
Abe xuseen ayaa fariin ku soo qortay dusha taas oo mujineysa in ay jirto dhibaato uu qabo. Waxaana farintas ay u qorneed sidaan' madaxweynaha jamuuriyada soomaaliya waxaan rabaa in aan kula kulmo hadaa ducadeyda rabto madaxweyne sodon sano fadhiyana inaad...
Diyaaradaha Duulliye la’aanta Maraykanka ee Drones-ka ayaa duqaymo culus ka fuliyay Deegaanno hoostaga Buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari Dowlad-Goboleedka Puntland, saraakiil katirsan maamulkaas ayaa sheegay in la dilay xubno sare oo katirsan Daacish. Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sirdoonka maamulkaas...