Xarunta Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ka jira cabasho xooggan oo ku saabsan Adeega bixinta kaarka aqoonsiga ee NIRA, maalinkasta Dad badan ayaa safaf u gala sidii ay u helilahaayeen kaarka aqoonsiga ee NIRA ee Dowlada qasab ka...
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yeeshay wadahadallo lagu xoojinayo xiriirka labada dal, taasoo muujineysa tallaabo muhiim ah oo dib loogu soo celinayo xiriirkooda ka dib in ka badan hal sano oo xiisad diblomaasiyadeed.
Wafdiga Soomaaliya waxaa hogaaminayay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda...
Madaxweyana jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta qaaday Talaabo halis gelinkarta mustaqbalka Dalka Jabuuti ,iyadoona maanta Barlamaanka jabuuti ay wax ka badal ku sameeyeen qodob ka mid ah qodobada Dastuurka ee dalkaasi jabuuti, qodobka tilmaamaya da,da qofka Dalkaasi jabuuti...
Diyaaradda Ethiopia Airlines ayaa u hoggaansantay amar ka soo baxay Somaliland oo ahaa inaan dadka ku socda Hargeysa la weydiin nidaamka eVisa ee ay soo rogtay dowlada Soomaaliya waxayna meesha ka saartay shuruudaas.
Haddii aad raacdo diyaarada Itoobiya oo aad...
Laamaha amaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay kooxo hubeysan oo dhac u geysan jiray dadka shacabka ah xili howlgalo adag ay ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir.
Laamaha ammaanka ayaa tilmaamay in howlgalkan uu...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah ugu diray warqad madaxda caalamka, gaar ahaan Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump, isaga oo ka codsaday in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan oo buuxa.
Warqadda oo cinwaankeedu yahay “Codsi ku...
Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM).
Wafdi ciidan oo ka socday Masar ayaa toddobaadkan booqday magaalada Muqdisho, taasoo qayb ka ah qorshaha...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay in Puntland ay guul weyn ka gaartay dagaalkii ay kula jirtay ururka Daacish, isagoo sheegay in la soo afjaray kooxdii Daacish ee ka dagaallamaysay buuraha Calmiskaad.
Madaxweyne Deni ayaa hadalkan ka sheegay...
Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan iney dhac u geysanayeen dad shacabka ah.
Ragaani oo ah laba nin oo ka tirsan askarta ciidanka dowladda ayaa...
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay illaa 21 kalana way ku dhaawacmeen dagaal toddobaadkii lasoo dhaafay ka qarxay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Dagaalka oo bilawday Talaadadii ayaa ka dhacay tuulooyin duleedka degmada Diinsoor...








