Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa la xiray kadib markii uu si toos ah u dilay wariye caan ah oo lagu magacaabay Abshir Khaliif Shide Omar, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta iyo warbaahinta Jubaland.
Dilka ayaa ka dhacay fiidnimadii Isniinta,...
Kismaayo waxaa hadda ka socda kulan aan caadi ahayn oo u dhexeeya Golaha Wakiillada Jubbaland iyo xildhibaannada maamulkaasi ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulankan oo si gaar ah loogu tilmaamay mid xasaasi ah ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed ee...
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xooga oo kaashanaya ciidamada AUSSOM , gaar ahaan kuwa ka socda Dalka Uganda , ay saacadihii la soo dhaafay si rasmi ah ula wareegeen gacan-ku-haynta deegaannada Daarusalaam iyo Mubaarak ee gobolka Shabeellaha...
Dalka Maraykanka ayaa dhaqaale xooggan geliyay duullaanka ay iska kaashadeen Israa’iil iyo Dalal badan oo xulafadiisa ah, waxaana si hordhac ah loosoo bandhigay maalintii koowaad ee 28ka Febaraayo 2026 lacagtii uga baxday duullaankaas.
Sida ay ku warrantay Middle East Monitor,...
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu bixiyay amarka lagu hor istaagay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo safar u ahaa Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad-Goboleedka Puntland.
Xildhibaannadaan oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa u socday kulan...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Boqorka dalka Urdun, Boqor Cabdallaha II.
Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo saameynta Duqeymaha ay Iiraan ka fulisay qeybo kamid ah dalka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka ka dalbanayaan magdhow ku aaddan halistii la geliyay xildhibaannadii shalay hawada laga celiyay, kuwaas oo ku sii jeeday Garowe si ay uga qeybgalaan shir wadatashi ah. Waxa uu sidoo...
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa 48 saac kaddib ka hadlay weerarkii jawaabta ah ee Iiraan ay ku qaadday Dalalka Carabta kuwaas oo dhaliyay khasaara isugu jiro dhimasho, dhaawac, burbur iyo hoos u dhac dhaqaale.
William Ruto oo u muuqda in...
Diyaarad sidday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa goordhow dib looga soo celiyay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo uu ugu yeeray madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni.
Xildhibaannadan ayaa markii hore ka baxay Muqdisho, hase...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo saaray bayaan ayaa u yeeray xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metalaya maamulkaasi, isaga oo labada bishan ku casuumay shir ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta...









