Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa xukun ku riday saddex nin oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil arxan darro ah oo lagu laayay hooyo Soomaaliyeed iyo saddex carruur ah oo ay dhashay, Falkaasi naxdinta leh ayaa dhacay bilo ka hor,...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay Maxamed Carab Xuseen...
Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in wafdi uu hoggaaminayo ay ku wajahan yihiin Magaalada Baydhabo xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.
Maxamed Mursal ayaa sheegay in ujeedka safarkooda berri ee Magaalada Baydhabo uu...
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.
Liiska wasiirrada cusub ayaa waxaa ku jira hal haweeney, halka qaar kalena ay yihiin xildhibaano...
Ciidanka gaarka ah ee 444-aad ee dalka Libya ayaa ku guuleystay hawlgal samatabixin ah oo lagu soo badbaadiyay 23 muwaadin oo Soomaaliyeed oo 13 dumar ah iyo 10 rag ah iskugu jiray, kuwaas oo la sheegay in si sharci...
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol, ayaa ku guuleysatay in magaalada Muqdisho ay kasoo dajiso eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud, oo ahaa agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho, kaasoo ku eedeysan falal kufsi.
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada u Maraayo iyo Baalal dheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Dagaalkaan ayaa lasoo wariyay inuu ahaa mid aad...
Waxaa maalintii afaraad xiran inta badan Dukaamada ganacsiga Soomaalidu ku leeyihiin deegaanada kala ah Philippi, Nyanga iyo Khayelitsha oo dhamaantood ka tirsan magaala Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur Afrika.
Xiranaashaha goobaha ganacsiga ee deegaanadan ayaa la xiriirta weeraro isdaba...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay in uu si arxan darro ah xaaskiisa ugu dilay toorey.
Dilkan foosha xun ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, halkaas oo uu kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga, Guido Crosetto.
Kulankan oo ka dhacay magaalada Roma ayaa diiradda lagu saaray xoojinta...









