Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraadka Carabta, Mudane Sheekh Shakhboot bin Nahyan.
Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga qotodadheer ee ka...
Taliska Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay tallaabooyin cusub oo lagu adkeynayo amniga Caasimadda, laguna xakameynayo falalka khatarta ku ah bulshada iyo xasilloonida magaalada.
Shirka toddobaadlaha ah ee Booliska Caasimadda, oo uu shir-guddoomiyay Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Wafdiga, oo ay qayb...
Saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo waxaa ka qabsoomay shir muhiim ah oo lagu xoojinayey iskaashiga hay’adaha amniga iyo bulshada, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray wacyigelinta iyo ka hortagga anshax-xumada.
Shirka oo uu shir-guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee...
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 07 𝑨𝒖𝒈 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mashruuca ololaha nadaafada caasimadda ee dib-usoo-celinta bilicda magaalada Muqdisho, ka daah-furay waddada dheer ee wadnaha, gaar ahaan waddada kala qeybisa degmooyinka Shibis...
Sida uu shaaciyay khabiirka suuqa kala iibsiga ee Fabrizio Romano, garabka weerarka ee Manchester United, Alejandro Garnacho, ayaa si buuxda mudnaan u siiyay inuu ku biiro kooxda Chelsea, iyadoo wadahadallo horudhac ah ay durba ka socdaan dhinaca ciyaaryahanka.
- Advertisement...
Kooxda Newcastle United ayaa diyaar u ah inay tixgeliyaan iibinta weeraryahankooda Alexander Isak, iyadoo ay si adag u wadaan dadaallada ay ku doonayaan Benjamin Sesko iyo Yoane Wissa, sida uu sheegay weriyaha sare ee ciyaaraha ee Daily Mail, Craig...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan laba boqol kun oo doollar ($200,000) ku wareejiyay Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SODMA) si loogu taaageero gurmadka abaaraha ka...
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku bilowday rasaas culus ku qaaday Warshadda Birta ee ku taalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay degganaayeen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee...
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Gaashaandhiga Uganda Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada milateriga Uganda oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM, ayaa si wadajir ah u fuliyey howlgal qorsheysan oo milatari, si looga xoreeyo kooxda...








