Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warqad u qoray madaxweynaha Eritrea Isayas Afawarqi, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Eritrea Yamane Gabremasaqal. Sida uu Yamane Gabremasqal ku sheegay qoraal uu soo dhigay bogga X, farriinta Trump ee Madaxweynaha july 30,2025 “Washington waxay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo loo qorsheeyay inay ka qeyb qaataan howlgallo ballaaran oo lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro deegaannada ay wali kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan degmada istiraatiijiga ah ee...
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa si taxaddar leh uga hadlay wararka la xiriirinaya suurtagalnimada uu kooxda ugu soo biiri karo weeraryahanka RB Leipzig, Benjamin Sesko, isagoo diiradda saaray xaalada hadda ee kooxda. Amorim ayaa yiri: “Maya, kama hadli karo wax...
Xiddiga khadka dhexe ee weerarka RB Leipzig, Xavi Simons, ayaa la filayaa inuu ku biiro kooxda Chelsea, sida uu shaaciyay suxufiga caanka ah ee Nicolo Schira. Warbixinnada ayaa muujinaya in labada kooxood ay gaareen heshiis buuxa oo ku saabsan iibka...
Warar cusub oo laga helayo ilo dhow Xiddiga ayaa sheegaya in xiddiga reer Jarmal Florian Wirtz la siin doono lambarka 7-aad ee taariikhiga ah ee Liverpool ka hor bilowga xilli ciyaareedka cusub, sida uu qoray suxufiga DaveOCKOP. Wirtz, oo kaga...
Xiddiga reer Brazil ee Vinicius Jr. ayaa mar kale si cad u muujiyay rabitaankiisa ah inuu sii joogo Real Madrid, isagoo meesha ka saaray wararka ku saabsan inuu ka tagayo kooxda Sida ay warinayso AS, Vinicius ayaa dareemaya in si...
Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa’iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono, taasoo qayb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee Gaza. Waxaa la filayaa inay noqdaan afar dumar ah oo isugu...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay maamul ku yimid rabitaanka shacabka, loona maray marxalado adag oo siyaasadeed iyo mid bulsho. Wasiirka ayaa sheegay...
Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa maanta fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubada Hoose, kaas oo si toos ah loogu beegsaday horjoogayaal iyo xubno sare oo ka tirsan kooxda  Al-Shabaab. Hawlgalka...
Markabkan ayaa la sheegay inuu sido shixnad hub oo baaxad leh, kuna jirto gaadiid dagaal oo gaashaaman, beebayaal casri ah oo aan horey loogu arag Geeska Afrika, iyo agabyo milatari oo tiro iyo tayo leh. Hubkan dhammaantiis ayaa leh calaamadaha...