Waxaa maanta magaalada Laascaanood si rasmi ah uga furmaya wejiga xiga ee Shirka Dhismaha Maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo la soo xulay 301 ergo oo metelaya qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ay ka mid yihiin dhalinyaro, haween, cuqaal iyo waxgarad. Ergadan...
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho Shirka 34-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (Eastern Africa Standby Force – EASF), iyadoo ay kasoo qeyb galeen wasiirro, saraakiil ciidan iyo wakiillo ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Abdalla Cuteybi, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamicadda Carabta ee ku...
Tababaraha cusub ee Chelsea, Enzo Maresca, ayaa si toos ah uga hadlay niyad-jabka Madueke ee kooxda, xilli kooxda Arsenal ay si gaar ah u xiiseyneyso. Maresca oo la hadlay saxaafadda ayaa si cad u sheegay: “Waxaan doonayaa ciyaartoy ku faraxsan halkan....
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland ayaa Kulan Wadatashi ah la qaadatay Bulshada Degmada Dhoobley, kaasoo lagaga hadlayay horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada ee degmada. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista...
Arsenal ayaa si rasmi ah uga hadashay dacwado culus oo loo heysto Thomas Partey, kaasoo hadda wajahaya shaqaaqo sharciyeed oo ah eedeymo kufsi iyo tacaddi galmo. Afhayeen u hadlay Arsenal ayaa yiri: “Qandaraaska ciyaaryahanka wuxuu dhamaaday 30-kii June. Maadaama ay jiraan...
Weeraryahanka kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyökeres ayaa si cad u diiday laba dalab oo waaweyn oo uga yimid kooxaha Sacuudiga, sida uu qoray wargeyska Record ee Portugal. Kooxo ay ka mid yihiin Al-Hilal iyo Al-Qadsiyah ayaa la sheegay inay...
Kooxda Liverpool ayaa la soo warinayaa inay bixin doonto dhammaan mushaharka ka dhiman qandaraaska Diogo Jota ee labada sano, si loogu taageero qoyskiisa kaddib geeridiisii naxdinta lahayd ee todobaadkan. Jota, oo heshiis 5 sano ah u saxiixay Liverpool sanadkii 2022,...
Xabi Alonso ayaa si cad u muujiyay in weeraryahanka reer Brazil, Rodrygo uu weli door muhiim ah ku leeyahay Real Madrid, isagoo sidoo kalena yareeyay rajada kooxda Arsenal ee ku aaddan inay la saxiixato xiddiga reer Brazil. Tababaraha Real Madrid...
Jude Bellingham ayaa si murugo leh uga hadlay saameynta weyn ee geerida Diogo Jota ku yeelatay saaxiibkiisii Trent Alexander-Arnold, isagoo muujiyay in xiddiga Liverpool uu wali ku jiro xaalad adag. Wuxuu yiri: “Trent? Aad bay ugu adkeyd isaga. Wuxuu la ciyaaray...