Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kuwaas oo ku dhex yaala xerada Xalane ee Muqdisho, isagoo beddelay Col Peter Barigye oo xilka hayay.
Taliyaha cusub ayaa xilka...
Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda degdegga ah ee Bariga Dhexe intii uu socday kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Soomaaliya oo ku hadlaysay magaca saddexda dal ee loo yaqaan A3, kuwaas oo kala ah Jamhuuriyadda...
Dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay in weerarkii shalay ka dhacay Dalkaas lagu dilay Hoggaamiyihii dalkaas Ayatollah Ali Khamenei iyo xubno kale oo kula sugnaa dhulka qaybta hoose ee sida gaarka ah loogu dhisay gurigiisa.
Kahor inta aysan Iiraan Xaqiijin waxaa geerida...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka safray garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, iyaga oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Bixitaanka...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo matala deegaan-doorashada Buurhakaba ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo ku howlgala magaca howlgalka Midowga Afrika, inay faragelin ku hayaan arrimaha siyaasadda ee degmada Buurhakaba ee Dowlad Goboleedka...
Israa'iil ayaa saaka ku dhawaaqday in ay billowday weerar ay ku tilmaantay “mid ka hortag ah” oo ka dhan ah Iran, iyadoo warbaahinta Iran ay sheegtay in saddex qarax laga maqlay caasimadda Tehran.
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa...
Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa qaatay go’aan masiiri ah oo ay dhammaan ciidamadooda Difaaca Shacabka Uganda (UPDF) kaga saarayaan Soomaaliya muddo sanad gudihiis ah, haddii aan si degdeg ah xal loogu helin caqabadaha soo noqnoqday, oo...
Dhowr dal ayaa qaatay go’aan culus oo la xiriira in muwaadiniintooda ka joojiyeen in ay u safraan Dalka Iiraan maadaama ay jirto cabsi la xiriirta duullaanka Maraykanka iyo xulafadiisa Israa’iil ay la damacsan yihiin Dalkaas.
Dowladaha Go’aankaan qaatay waxaa kamid...
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay u codeeyaan cutubyada ugu danbeeya ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo dooddooda lasoo gabagabeeyay maalin kahor.
Baarlamaanka oo lagu wado in uu fasax galo inta lagu...
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, oo ay ka qeybgaleen tartamayaal ka kala yimid deegaanada kala duwan ee Jubaland, kuwaas oo ku...









