Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinta Isniinta yeelanaya kulan degdeg ah, kaddib go’aankii Israa’iil ay ugu aqoonsatay gobolka Somaliland inay tahay dal madax-bannaan.
Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli xiisadda diblomaasiyadeed ay cirka isku shareertay, maalmo un ka hor inta...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay saddex xeer oo muhiim ah, kuwaas oo horay ay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirrada iyo Golaha Baarlamaanka Dowladda Jubaland, kuwaas oo kala ah.
1. Xeerka Wax ka Beddelka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed khadka taleefanka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qadar, Shiikh Tamiim Binu Xamad.
Qoraal ka soo baxay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Shiikh la wadaagay...
Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxamed Cali Kaariye, oo kamid ah culimada Somaliland, kadib markii uu baraha bulshada ku baahiyay qoraal uu kaga soo horjeeday aqoonsiga ay shalay dawladda Israa’iil siisay Somaliland.
Kaariye ayaa qoraal uu ku baahiyay...
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa si rasmi ah u ku dhawaaqay in Somaliland loo aqoonsaday dowlad madax-bannaan oo leh madax-bannaani buuxda. Tallaabadan taariikhiga ah waxaa ka dhashay saxiixa bayaan wadajir ah oo is-afgarad ah, kaas oo lagu saxiixay...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Dhiggiisa Kenya William Ruto iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in kulan saddex geesood ah ku yeeshaan Magaalada Nairobi.
Kulanka waxaa diiradda lagu saarayaa xiriirka saddexdaan dal ee xuduud wadaagga...
Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Maxaa-Siciid & Qaahira waxaa saakay ku dagaalamay ciidamada Deegaanka ee Macawiisleyda ah iyo Al-Shabaab sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ah.
Qaar kamid ah Dadka deegaanka ee Macawiisleyda ah ayaa sheegay...
Cabdiraxmaan Cabdullaahi oo ku magac dheeraa Sandhiiqo kana mid ah saraakiisha da’da yar ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ku dhintay Qarax la sheegay in uu noociisu ahaa Miino oo ku haleelay Deegaanka Nambar 50 Gobolka Shabeelaha Hoose, Dowlad-Goboleedka Koofur...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in ay socoto tirinta codadka ay dhiibteen Dadkii ka codeeyay Doorashadii shalay ka dhacday ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Guddoomiye Cabdikariim ayaa xusay in saacado ay qaadan karto Natiijada maadaama...
Qiyaastii 500 askari oo Mareykan ah ayaa weli ku sugan gudaha Soomaaliya, iyagoo si toos ah uga qayb qaata dagaalka ka dhanka ah ururrada Al-Shabaab iyo Daacish, inkasta oo faahfaahinta howlgalladaasi ay aad u kooban tahay.
Ciidamada Mareykanka ayaa la...









