Dowladda Soomaaliya oo ka digtay xannibaadda marin-biyoodka Muqdisho xilli la filayo...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in dhismayaal, dhagxaan iyo caqabado kale oo laga sameeyay marinadii dabiiciga ahaa ee biyaha roobka ee magaalada Muqdisho ay...
Boqollaal qoys oo ku barakacay roobab iyo daadad oo xaalad adag...
Boqollaal qoys oo horraantii bishan ka barakacay deegaanka Ceelgaal ee degmada Qandala, gobolka Bari, ayaa wajahaya xaalado adag oo dhinaca nolosha ah, kaddib markii...
Bannaanbax ka dhan ah Doorashada Hirshabeelle oo Jawiil ka socda
Waxaa degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan ka socda bannaanbax looga soo horjeedo hannaanka doorashada Hirshabeelle, xilli uu gobolka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo la...
Cabdi Rashiid Janan oo Doolow kula hadlay ciidamada Nabadsugidda
Taliyahii hore Nabadsugidda Jubbaland ahna Hoggaanka Guud ee Amniga Gobolka, Cabdi Rashiid Janan, ayaa saaka khudbad u jeediyay ciidamada Nabadsugidda Guutada Hilaac ee ka...
Ted Cruz oo sheegay in uu doonayo in Mareykanku si gaar...
Senator-ka Mareykanka ee Ted Cruz ayaa sheegay inuu kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaas oo ay kaga wada...
Xiriirka Somaliland iyo Israel oo sii xoogeysanaya
Xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israel ayaa sanadkan noqday mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee siyaasadda Geeska Afrika, kaddib markii Israel ay...
Duqeymo ka dhacay duleedka Baydhabo iyo su’aalaha ka dhashay mas’uuliyadda khasaaraha...
Xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo la soo sheegayo duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay...
Cali Cabdullahi Cosoble oo si kulul uga hadlay xiisadda Hirshabeelle, farriinna...
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Hirshabeelle, gaar ahaan xiisadda ka taagan gobolka Hiiraan.
Cali...
Guddoomiye Kaam Barakacayaal ah oo loo xiray eedeyn la xiriirta kaararka...
Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad-goboleedka Hirshabeelle waxaa lagu soo warramayaa in lagu xiray nin ahaa guddoomiyaha mid ka mid ah kaamamka barakacayaasha, kaas oo...
Dood ka dhalatay xayeysiinta dawooyinka quruxda
Dood xooggan ayaa ka dhalatay isticmaalka iyo xayeysiinta dawooyinka iyo waxyaabaha jirka lagu duro ee loo adeegsado quruxda, kadib markii baraha bulshada lagu faafiyay...









